$Zec Update
From 🗝️ $380 To Fully Previous swing high~ pure V-shap♈ . 40%.
Retail can still try to push,but
🐋 Interests ✨ will start 🔜 after Maximum premium zone hit.
Weli ma aanan arag kor u kac dhab ah, mana jiro wax si weyn u kacay marka laga reebo Bitcoin tan iyo 2022
Aniga aragtidayda gaarka ah wareegga suuqu weli wuu socdaa the super cycle
Haddii ay kuu sheegaan in tani ay tahay bear market, ku dheh: Goorma ayuu dhammaanayaa?
Yaan marna laga dhaadhicin ~ khalaas in suuqyada ay isbadaleen o sidi hore okale lacag loga samayn doonin....
Waa in aad xasuusata dad bdn khaladaadki wawayna aykuso dhaceen cycle-kaan dartiid~ in ay gocosho hadlayaan. Yaanay shaki ku gelin.
🎷 Waa sax fursadaha si iskuwada mid loma arki doono, lkn taa micnaheda mahan in aanay fursadaba jiri doonin. There's always opportunities somewhere else in the market.
☝️ Kaliya waxad ubaahantahay diyaar garoow~ dadaal~ & in aad daba socotid assetyada aad u maalgashan doontid long term ahaan, ugu yaraan 4 bilood kabadan , si aad aqoon buuxda ugu lahaatid dhan walba inta aadan maalgashan.
• 2da charti hoose waa tusaale assetyadan iyaga & kuwa kalo badanba, aan si dhow ula socda, waxbadan kasi baran doono inta sanadka kaharsan insha'ALLAH.
Waxay ila yihiin mustaqbal aad uwayn suuqyada ruxi doona insha'ALLAH 2028 maadama aan ogahay in ay kujiraan sectorka uguso kawashada degdega badan Bear marketka kadib.
Amma iyaga laf ahaantooda mahubi sida xalkooda noqon doono, lkn waxa kaliya aan awoodo waa inan daba socdo maalin maalin~ isbuuc isbuuc~ bil bil, si aan ugu yaraan u hubsado mesha aan lacagtayda gelin doono.
Waa sida qofwalba idin kamid ah ku boorin lahaa in u sameeyo~ waa sida Bear marketka hore aanso samayey, waan aqaana in sida aytahay wado lagu liiwaano idinka ALLAH~
Sheeko maahan, raacid qof maahan & suuqa hadal haayo~ waa sida aytahay maalgashadaha saxda, sida ufakiro.
Ka fog rabitaan
Ka fog waala yiri~ You do the work 🫵 You.
Ma eedaysid qofkale, mana noqonaysid Exit liquidity, waxaad huraysaa waqtigaaga, waxaad bixinaysaa in karaankaga o dadaal ah, natiijadana ALLAH udaynaysaa, waa midka aan weligiisa ku dayaci doonin.
Aamin naftaada, raac kuwa ficliyyan guulaystay ee guusha sheeko ahan umaqlin.
Ka har kuwa dibka ku dhigay, xlda maanta ku sugantahay qeeyb sawabteeda lahaa~ Maryooley haduu yahay iska Block, uma imaan suuqan qof raali gelintiisa, qof guushisa si aad isaga ula joogtid aytahay guushisa.
Waa sidaa sida hore usocod ulaahan kartid, waa sida wax cusub & mindsetki hore kuso gubay uga taqalusi kartid, waana sida, sida runta suuqan indhaha ku saaray u aqbali kartid~ waad khaldami kartaa, lagu khaldi karaa khibradaada o yarayd darteed, kuma qasabin in xaalada weligaa ku jirtid, kuma qanci kartid guuladarada waayo weli waxad tahay qofki riyada quruxda bdn laha marka suuqan imaanayay, waad samayn kartaa guusha cidna gaar uma lahan, waxaa macquul ah in xlda lagu jiro & wixi hore noso maray darteed in aaminaadeeda kugu adkaato~ balse amuurahaga waxay isku badali karaan bil gudaheeda, bal'e isbuuc gudahiisa👉 Kaliya adiga waqti haqabsan yaanu kula dheeraan maalintaa, waa hubaal next world 🌎 football ⚽ waxaad daawan doontaa adigo shaqo ka fikirayn o financial freedom gaaray.
Please hada shaqada biloow, ha caajisin, ma dheera idinka ALLAH hadu ALLAH na gaarsiyo so xasuuso midki 2022.
Hadii hore suuqa maalgelin ugu samaysay, o sidaan dhamaanteen ognahay in retailska badankiisa cycle-kaan ku jabeen~ adiga markaan ha samayn khaladaadka ay markale samayn doonaan hadda, o ay ugu wayntahay 2 khalad, midna maskaxiyan yahay midna ficil ahan u sameeyan
1: In isla sidi mindsetki hore suuqa lagu qaabilo.
2: iyo in Portfolio-yadi hore weli lasii wato 🫸
Haa portfolio-yadaadi hore waa caqabad ugu wayn gadaal ku dhigaysa, xusiisi hore dib kugu celin doonta, cabsi kugu beeri doonta, fursad walbana ka hor istaagi doonta.
Kuma dhahaayi sell iska dheh, o weligayba qofna Buy & sell kuma dhaho, lkn samayso mid cusub, samayso mid cusub.
Markaan sidaa ku leyahay ogoow arinka maahan, assetyada halkaa kugu jiraa, ayaa assetyada halkaan ku jiri doona ka fiicnaan doona, amaba in iyagaas laftigooda in aysan so laawan doonin
Balse arinka waa in ayka hor istaagi doonto in aad qof cusub & mindset cusub yeelatid.
Think 🤔 💬
Gunaadka qoraalka so dhiiraaday darteed.
Aamin waxaa jiri doonta maalin aad ugu fcnan doonta maanta~ hadad shaqada hore u bilawdid. Bilaw shaqada.