Walalaha muxsiniinta ee ka qeyb qaatey si aan ugaarsiino kutubo quraan ardeyda madarasda Alamar ee ay dhigtaan ilmaha agoonta iyo caruurta danyar.
Rabbi bedel kheer qabo ha idinka siiyo iyo walidiinta aad u baxsaten sadaqadna garsiyo
Madarasada Al-amar ayaa si bilaash ah quranka kariimka loogu baraa tiro ardey kor u dhaafeysa 120 gelinka hore iyo galinka dambe.
Waxaan sidoo kale fursad u helney inan dadweynha la wadaagno baahiya ka jira madarasda oo wax ka qabad u baahan.
Our mission is to provide orphaned and underprivileged children with access to quality education and essential services, empowering them to lead fulfilling and self-sufficient lives. We are committed to fostering long-term positive change through education, community support.