MA SHEEGEE.
Nidaamka maamulka ciidanka waxaa jira wax asalanba aanan la sheegin oo la qariyo, qurux kasta oo ay leeyihiinba sidaa awgeed aw madaxweynow @HassanSMohamud@TheVillaSomalia sahanka iyo sirdoonka CXS sow tii la qarin jiray mise cilmi kalaa soo baxay??
Siyaasadda Guud ee Soomaaliya
Suurtagalnimada isbedel degdeg ahi oo ku yimaada Siyaasadda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa muuqda.
Isbedel arrimaha guddaha isna lama qariibsan karo, dhaqdhaqaaqyo kala duwan baa suuragal ahi in ay jiraan wallow aanan la saadaalin karin.
Set a reminder for my upcoming Space! https://t.co/k4YGZLEcIt
Join with me to discuss more on how to strengthening the govt institutions to reach the targets.
@AbdiwahabSheik7 Dr. Abdiwahabow in kastoo aanan naqdinahayn taladaada, haddana waxaan is leeyahay halka aad geedka ka goysay gudintu wey kaga hawlawday, sababtoo marka hore Dalka waa federal MW XSM oday u ah Puntland waa maamul gobaleed Soomaaliyeed hayeshee wax bay tirsanayaan garawshiyo mudan
Hambalyo
Waxaan farxada Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan ummadaha Islaamka caalamka ee gutay waajibkooda diiniga ah.
Waxaan sidoo kale la wadaagayaa dadka Soomaaliyeed ALLE na soo gaarsiiyey waxaan ALLE ka baryayaa in uu dalka, dadka, Diinta iyo dawladdaba noo hormariyo