Believing in #Qadr is essential to our faith; it teaches us to trust in Allah's perfect timing and to accept that His plan is greater than ours. #TrustInAllah#Islam
Tolow waa maxay sababta ay dowladdu mashaariicda iyo systems-ka loo sameynayo ugu dhiibato shirkado shisheeye oo ay halis kala kulmi karto iyadoo ay joogaan shirkado Soomaaliyeed oo shaqadaas ka bixi kara?
2/2
Despite this, rural and Al-Shabaab–controlled areas remain disconnected. Starlink’s entry provides an opportunity for the government to reach these regions, share its message, and strengthen efforts in the fight against Al-Shabaab.
1/2
@Starlink is now licensed to operate in #Somalia, as confirmed by the @SomaliaNCA . Somali telecom companies offer the most affordable internet in Africa—unlimited access for under $20/month, driven by strong market competition.
Update:- Xilligaan lajoogo Garoonka Aden Adde waxaa ka degaya Diyaarad katimid Azerbaijan oo sida hub iyo Rasaas fara badan oo loogu tala-galay CXD.
Waxaa muuqata in Beesha Caalamka ay Soomaaliya maalmahan si weyn uga taageereso la dagaalanka AS gaar ahaan kadib weerarkii loo geystay Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh
Inside Somalia
Commander-in-Chief, H.E. President Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has arrived at the frontlines to lead the war against the Khawaarij. We have only one option—to stand with the President and support the heroic SNA forces.
■ Madaxweynaha oo furimaha hore u jiheystay si uu ciidamada qaranka iyo geesiyaasha deegaanka ugu bogaadiyo guulaha ay ka gaareen cadawga.
■ Diyaaraddii ugu casrisanayd nooca dagaalka ee duuliye-la'aanta ah oo maanta Muqdisho la keenay si ay u xoojiso duqeymaha beryahaanba socday ee lagu baabi'iyay Khawaarijta. Waa diyaarad si fiican loogu bogay dhanka duqeymaha meelaha fogfog ah, waxa ayna wacdarro ka soo dhigtay gooba badan oo caalamka ah oo dagaallo ay ka dhaceen.
■ Taageerada shacabka ee ciidamada qaranka iyo Macawiisleyda oo sii laba-kacleysay. Dhallinyarada Soomaaliyeed oo xalay soo saaray bayaan ay ku mideysan yihiin oo lagu taageeray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
Isbeddelladaas oo dhan waxa ay dhacayaan wax ka yar 24 saacadood. Waa tilmaamo muujinaya in la galay weji cusub oo kacdoonka ka dhanka ah Argagaxisada. Waxaan rajaynayaa inuu noqdo kii lagu afjari lahaa haraadiga kooxdan ayaamahanba ay awooddeedu sii wiiqmaysay.
WQ/ @MDhaaley