Berbera Maritime and Fisheries Academy waxay ugu bushaaraynaysaa dhamaan ardayda dugsiyada sare dhameeyey in ay bilaabmatay diwaangelintii, faculty-yada la qaadanayo waxa ka mid ah:-
1. Marine Engineering.
2. Nautical Science.
3. Fishery & Marine Science.
4. Port Management.