Xukun doon xoolaha dadka ku wada xaragoonaaya
Oo xeer kay dhig taan an dib u xur may naynin
Xabaalay ka dhigeen dhulkii xareedu war need
Xeelad malaha ay dunida kula xariiraan
Xilkii loodoortay bay dib no gu xumeeyaan
Oo xin iyo xafiiltan bay xal moodeen.
Soomaligi 60 ki masuuliyada ugu wayan ee hor talay waxay ahyad iska qaadida heeryada gumays taha iyo xoriyad gaarsinta dalka,
Soomaliga 2019 ka na masuuliya da hortaala wa dajinta iyo dib udhiska dalka.
#Somalia hanoolaato.