barabagandada warbaahinta, si loo fuliyo damacyo gaara.
Ilma adeerayaalow Natiijada waan sii wada ognahay ee wiilasha Somaaliyeed iyo shacabka abaaraha iyo macluulsha la harraadsan xigmad aan in lagu dul-dagaalamo aheyn noo keena.
KGS iyo DFS Waa hishiinayaan.
“If you want to kill a dog, give it a bad name”
Waa shabadda ay adeegsadaan dowladaha iyo shaqsiyaadka markey rabaan iney fuliyaan shirqoolo iyo duulaan. Howlgalka Epic-fury, oo hadda ka socda iiraan waxaa lagu eedeyay iney ururo xag jira gacan saar iyo sponser la leedahay si loo
xalashado kala daadintooda, ma fahmi karnaa goorta uu lafta gareen shabaab noqday, mise fahmi karnaa goorta CXDS uu gacan saar la yeeshay ururka Al-Shabaab si uu maro jidad dhowr iyo toban sano go’doon ahaa, aan kuu sheego waa been abuur ey dhinac kesta u isticmaaleyso
Talo fara waa ka baxday…..
Lafta gareen sidii laga filan karay ayuu sameeyay, ileen shalayba xalaal kuma imaan, sideed uga rajeyn kartaa inuu nirig xalaala dhalo.
An gorfeyno hoogga soo socda, Dhinaca dowladdu iney agendahoodii saqiiray ma u cuntameyso,
kaba soo qaad in lafta gareen Bari/ama bari danbe laga qabsado halka magaalo ee soo hortay ee Beydhaba, dib u hishiisiin la sameeyo… Maxaa xiga?
Regime change, waa macnaha kaliya ee dhadhan u leh hoggaamiye quud dareeynaya in tiisa socoto, sidee loo qaban qof iyo codkii?
1.Carry out a regime change within the next two months.
2.Enter political negotiations with the current state leaders, who understand that the government’s ability to enforce authority will likely end after May 15. After that date, the government may no longer be able….
The separation of South west state and federal government of Somalia was predicted, given that pragmatism was prioritized over the constitution. I never expected the full consequences, though, just as parents allowing with their children to act violently and breaks rules.
Who benefits?
Presidents Qoor-Qoor, Laftagareen, and Ali Gudlawe have consolidated their power and still believe they can maintain control, since the regime prioritizes pragmatism over the law.
What to expect:
The government has two options:
Sababta mataqaan?
Dadku badankood waxay ku lumaan niyad wanaaga loo mujiyay, Niyad wanaaga aad madaxda badankood ku arkeysid bulshada ma dhisto mana bedesho jihada iyo taariikhda wadanku ku socdo…!
I would like to appreciate the United Nations_Security Council, those allow our Federal Government in Somalia to removal the embargo arms since 1992.Also I am very and very appreciate our president Dr. Hassa Sheikh Mohamud for his valuable achievement and efforts during his term