My name is Abdifitah Abdulle and I live in Mogadishu, Somalia. I am currently a university student, balancing my studies with an online job in shopping
@TheVillaSomalia Luqaddeena iyo calankeenaba waa astaanteenna qaranka. Marka fariin rasmi ah lagu gudbiyo luqad shisheeye, waxay u egyihiin in aan weli ku jirno gumeysi casri ah
Qarannimo micnaheedu waa in lagu faano afkaaga iyo calankaaga. 🇸🇴
Iyaga mano sameynayan intan?
DIGNIIN & BARAARUJIN
Shacabka Soomaaliyeed waa in ay ka feejignaadaan khatarta ka dhalan karta banaanbaxyada Sabtida soo socota.
Waxaa muhiim ah in la xusuusto in dhiigga Soomaaliyeed uu qaali yahay, loomana baahna in lagu daadiyo siyaasad iyo dano gaar ah.
#somaliapeace
Somalia is bleeding because of selfish mercenaries who sell the people for power and money. You betrayed the nation! 🇸🇴 #Somalia#NoToMercenaries#Shame
Stop the fighting! 🇸🇴 Somalia doesn’t need more war, it needs peace, unity, and a future for its people. #Somalia#StopTheWar
Every 4 years, Somali politics circles back to the same hurdles promises, disputes, and divisions. 🤔
How can we break free from this cycle and build a future of stability and progress? 🇸🇴✨
#Somalia#Politics#Future