🔴 Waa kuwan dhacdooyinka ugu muhiimsan:
• Shalay, Powell waxa uu si cad ugu dhawaaqay in xubnaha kaydka federaalka ee Maraykanka ay bilaabeen in ay ka hadlaan hoos u dhigida heerka dulsaarka halkii ay ka wadahadli lahaayeen kor u qaadistooda.
Waad ku mahadsan tihin taageeradiina, waxaan had iyo jeer ku dadaali doonaa inaan idiin soo gudbiyo dhammaan macluumaadka waxtarka leh
Shukran Mm family 💸🔅
🔴 Xogta shaqada ma cadda 🇺🇸
• Shaqooyinku waxay hoos ugu dhaceen 209 kun, marka loo eego rajada laga filayo 224 kun.
Kor u kaca mushaararka ayaa dollarka caawin doona.