Abdirahman mohamoud Abdille professional reporter in journalism based in Hargeisa Somali | Freelance journalist | Breaking News | News Presenter at Nabad Tv |
Hambalyo agaasimaha cusub ee SOLJA - Somaliland Journalists Association Ismaaciil Axmed Ismaaciil oo maanta imtixaan la qaaday ku guulaystay inuu noqdo Agaasimaha Fulinta ee Ururka SOLJA.
@solja_org@MoICNG
The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia met with Kenyan Foreign Affairs Minister Raychelle Omamo in his office to discuss enhancing and strengthening diplomatic ties between the two neighboring countries.
WAR CUSUB
Munaasibada XIL-wareejinta Gudoomiyihii hore Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta si rasmi ah XIL-KA ugu wareejiyay Gudoomiyaha Cusub Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif,
Inta badan warbaahinta Madax-banaan ayaa loo diiday in soo tabinta Wararka Munaasibada.
WAR DEGDEG AH: Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqey in fadhiga Koowaad ee Golaha Wakiillada cusub uu noqon doono maalinta Salaasada ee toddobaadkan.
Madaxweynaha JSL " Habluhu kama qayb galaan shaqo qarano waase u dhisi doonaa Kuliyad ay leeyihiin , waxaanu idinku bushaaraynaynaa in ay hablo badan rabaan inay noqdaan saraakiil waliba leh aqoon Caafimaad toos oo ay qayb kastoo ciidan QARANKU u baahan Yihiin.
@BilemohamedAli
Dowlada Hoose Caasimada Hargeysa oo Qaabkan u dhisi doonta ASTAANTA gacanta sideedaad.
Sidaad u aragtaa in qaabkan loo dhiso Astaan oo CAAN ay ku tahay Magaalada Hargeysa.