#Somaliand waxay taagantahay xiligii aduunku aqoonsan lahaa xaqiiqada jirtana aanu indhaha ka qarasan lahayn.
Home of
@Peace@Democracy
And Stability.
#Somaliland.
This is Hargeisa, the capital of Somaliland a city of peace, hospitality, and brightness. It is also the place where the genocide and slaughter of the people of Somaliland occurred, where planes once took off to bomb Hargeisa itself.During siyad bare regime.
@somalilandmfa
The African Union’s budget is slightly higher than that of Somaliland. But #Somaliland’s budget is entirely domestically generated, while the African Union’s majority is foreign-funded. If the small unrecognised country can do it, the @_AfricanUnion must be able to. It is a shame
*This is the road that passes in front of the Somali’s Ministry of Foreign Affairs.
Fiqi Instead of serving his people, he is busy insulting Somaliland.@AhmedMoFiqi@SSTHawdReserve
@AhmedMoFiqi Kuwa aad maamushaa maxay kuu waydiin waayeen.majid cali gaduud,aadan yabaan,masagaw iyo dhamaan meelaha lagu cidhibtiray cidankagii As ay la waregtay.adoo quusa qof aan ku ogayn haku xoqan
Somaliland iyo dadkeeduba dhaqanka wanaagsan iyo dunxariirnimada way la dhasheen.Bal quruxda k muuqata eeg maxaabiista ay somaliland wareejisay 2019.
Se maanta maxa dhacay: Dhogorta liidata ee maxaabiista loo tahribiyay xamar waad ka naxaysaa ,oo qof libiya ku xidhan ayd modaysay
Lagu kala bax : Wasiirka arrimaha Dibada ee TAIWAN ayaa booqasho ku imanaya Somaliland , 139 congressman Maraykanka ah ayaa ku jira Taageersyaasha TAIWAN oo ay rabtaa Somaliland inay ka wasteeyaan Maraykanka