Subax wanaagsan:
Qofkii raba inuu guulaysto waa in uu ka gudbaa lixda Aas-aas ee saboolnimada, Hurdo, Ficil-la'aan, Cabsi, Xanaaq, Caajis iyo dib u dhigis.
Haddii aad dareento jahwareer marka aad u baahan tahay inaad go'aan qaadato, Alle weydiiso inuu kugu hanuuniyo doorashada saxda ah oo ha isku mashquulin naftaada laba-labaynteeda Alle Ayaa og Waxa Ku wanaagsan adiga!.