Asagu ma arko maska, iyaduna ma aragto dhagaxa, sidoo kale asagu ma dareemayo xanuunkeeda, iyaduna ma garanayso sababta uu kor ugu qaadi la' yahay, siddaa darteed waxaa waajiba mararka qaar in mid keenba kan kale u cudurdaaro.🙏
Maydkan lamaanahan oo laga helay Ukrain ayaa baaris lagu sameeyay lagu ogaaday in gabadha ayadoo nool la aasay. Waxaana la sheegay in kadib dhimashada ninka ay naagtiisa jacayl ay u qabto dartiis dooratay inaysan ka harin ee siday dunida ugu midoobeen qabrigana ugu weheliso!.♥️