Badanaa oo badanaa inta xilka hayso maanta ee aan xog-ogaalka ahayn warna aan u hayn duruufta ay ku suganyihiin bulshada ay masuulka u yihiin.
Aadbaan kuugu waafaqsanahy In qofka rabo In uu bulshadaan hogaamiyo heerkeey doonto ha ahaatee In uu sanada badan bulshada ku dhexjiro.
Madaxweyne @M_Farmaajo ayaa galabta ka qeyb galay janaasada Alle ha u naxariistee Dable Cabdullaahi M. braahim oo ahaa askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kaasoo ku shahiiday hawl galladii maalmahan ka socday deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/Hoose.