Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa waxyar ka hor shaacisay in diyaaradaha dagaalka ee Sacuudiga ay duqeyn ka fuliyeen bariga dalka Ciraaq, waxayna beegsadeen goobo dhowr oo la sheegay in kooxaha ay Iiraan taageerto u adeegsan jireen kaydka hubka iyo xarumaha saadka,
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Eid mubaarak dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan umada soomaaliyeed Ehelka asxaabta waxaan idiin leeyahay Ciid wanaagsan Alle ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo cibaadadii aan soo gudannay 🤲