Runtii caasimadda dalkeena Mogadishu xilliyo kala duwan ayey soomartay, maanta ninka baashuukaha wata ee raba in uu gubo nabada ku ciyaaro dowladda gacan bir ah ayey ku qabanaysaa, lama ogalaanayo in lagu ciyaaro. Nabada iyo dowladnimadu hawaarto.
Today, we mark another milestone by passing three IMO conventions that are important to the maritime sector. I extend my sincere gratitude to the Cabinet of Somalia for approving these conventions.
Today, I contributed to the joint session debates on the Chapter 4 amendments, where Members of both Houses debated Articles 49, 50, and 54 of the Provisional Constitution.
Başbakan Hamza Abdi Barre tarafından Makamında kabul edildik.
Ulaştırma dahil olmak üzere çeşitli alanlarda ikili işbirliğimizi güçlendirmek amacıyla gerçekleştirdiğimiz bu ziyarette gösterdikleri misafirperverlik için kendilerine teşekkür ederiz.
Waxaa xafiiskiisa nagu soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre.
Waxaan uga mahadcelineynaa soo dhaweynta diirran ee uu nagu maamuusay intii ay socotay booqashadayadu, taas oo ujeeddadeedu ahayd xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada kala duwan ee horumarinta, oo ay ku jiraan gaadiidka iyo isku xirka kaabeyaasha dhaqaalaha.
We were received by H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre in his office @SomaliPM. Through our visit, we had the chance to strengthen our bilateral relationship on various aspects including transportation.
We thank him for his hospitality.
Over the past three decades, Somaliland has failed to persuade the residents of Sool, Sanaag, and Cayn to support their cause. As a result, the local populations are now calling for Somaliland to leave. The only viable solution is to let the people determine their own future.