PRESS STATEMENT : #Puntland Counter-Terrorism Operation (Hillaac) conducted an air and ground assault today, February 20, 2025, killing 44 #ISIS terrorists who had been hiding in areas surrounding Togga-Jeceel in the #CalMiskaad mountains.
#DEGDEG Bosaaso: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la faray dhammaan Hay’adaha Dowladda ee ay khuseyso in ay ka hawlgalaan.
#DEGDEG Duqeyn waxaa maanta lagu dilay in ka badan 11 xubnood oo ka tirsan Argagixisada Daacish, kuwaasi oo isku urursanayay God u dhow Sheebaab - Calmiskaad. Waxaa duqeynta fuliyey saaxiibada Puntland ee Imaaraadka. 🇦🇪 ..