@SomaliIntegrity Hogaamiyaha Ruuxiga ah Axmed Maxamed Islaan waxa uu u taagan yahay inuu dalka ka ilaaliyo kaligii talisnimada Xasan Sheekh iyo boqortooyadiisa🤣.
Axmed xil iyo xoolo midna ma siin Ilmo Maxamed Islaan iyo Ilmo Axmed midna. Inta laga war qabo qoyskiisu ma dhex ordan JL.
“Israel killed more than 25,000 children in 948 days in the Middle East. That means Israel killed ~27 children every day for 948 days with complete impunity!” Mohamad Safa
Maansadii Dhahar ee Hadraawi waxaa ku jiray tuducyadan qiimaha leh ee uga hadlayaye militarigii xukunka ku dhagay. “Inta qaran dhiskiisiyo, dhidibkiisu taagnaa, dheeraad nin dooniyo, nin ku dhaga xaqiisoo, dhacsanaayay baa jiray.” Maantana siyaasad-baastii Soomaalidu waxay isasoo taagtay halkaas uu Hadraawi sheegay waagii kacaanka.
Waxaa cimrigu na gaarsiiyey inaan u joogno madaxweyne @HassanSMohamud oo u bareeray xukun-boob ka baxsan sharciyaddii lagu doortay iyo inta kale ee siyaasadda rabta oo leh maya iyo car iyo wir. Hadde, waxay tani daliil u tahay inaan bulsho ahaan weli la daala-dhacayno maareynta awoodda siyaasadda.
Towfiiqda Allaha na waafajiyo.
Isbaarada Baarcalleen u taala Indhabuur waxa ay lamid tahay tii Barre Hiiraale.
Jubaland haddii aysan ninkaas haayadaha u diidan in ay shaqadooda qabsadaan oo dadka caawiyaan wax ka qaban, waxa ay JL waayi doontaa wax baddan oo wax tar ahayd.
@HamzaAbdiBarre Deegaan doorashadaadii baad kusoo duushay, kadibna ku fashilantay oodam cag soo dhigi karin ee, ma Dhuusamareeb ayaad nafisaad siyaasadeed ka raadinaysaa kkkkk
@elonmusk Our Ambassador to the United Nations, Ambassador Abukar, is a great man of integrity. By contrast, your ambassador, Mike, is a disgrace. Trump fired him because he was not trusted and because he worked for Netanyahu, just like you, Elon Musk.
Somalis are not people who can be bullied. You are the man who was fired because of the Signal chat fiasco. You know nothing about national security. And Somalia will hold the presidency of the UN Security Council. What can you do? @michaelgwaltz You are a disgrace.
One of the MANY flaws in the UN is that countries are put in positions regardless of their security situation at home.
The Presidency of the Security Council rotates alphabetically, every 30 days, among the 15 members. The UK will take the Presidency in Feb & the US in March.
“Doc haddey u wada jeedsatooy Dhowrto danaheeda
Ay duul walaalo ah tahooy Duunka ka heshiiso
Dadka kama yaraateene Way isdabar jareysaaye” Abwaan Timacade AHUN
Xasan Sheekh inta uu madaxwayne yahay ee uu ka shaqaynaayo kala taga dalka iyo dadka Soomaaliyeed wax diidaya ma jiro. In Soomaalilaand aqoonsi hesho waxa ka shaqeeyay xukumadda Xamar fadhida. 2/2
@Geelle1977 Doorashada Xasan Sheekh Maxamuud 🤣����🤣. Xisbiga xatooyo xoolo dadwayne (XXXD) ee Xasan Sheekh Maxamuud uu wado waa in si walba xisbigiisu ka soo baxo 🤣🤣🤣