Lacagta uu ku bixinayo Puntland gudaheeda in qas looga abuuro,muu kula diriro argagixisada AS ee awoodaystay?
Dib ayay usoo laba kacleeyeen,iyagoo qabsaday dhamaan Deegaamadii iyo Wadooyinkii ay horay uga baxeen AS.
AS,ayaa hareereyay Muqdisho,
Waadhi.
Geedkaan waxaan ku bartay oo uu aad uga baxaa inta u dhexaysa Qabridaharre iyo Dhagaxbuur.
Nin oday ah oo Reer Dhagaxbuur ah oo aannu jidkaas safar ku wada marnay dhirtii aan ka bartay magacooda ayuu ka mid yahay.
Roob bariiso ah ayaa ka da'aya saaka caasimadii Qalloocan ahayd, ilaahoow Mahadsanid in badan baan duceeyay gaar ahaan qallocan u duceeyay ducadaydii ma khasaarin Alxamdulilaahi.
Dalxaraashe afarsanaa, lagu lahaa: ‘Masaakiinta daa; hal maalin ayaad codkooda u dulqaadan la’dahay! Dibadbaxu wuu soconayaa ee dulqaado, adaa dalbadaye.
#kacdoonkacagafta#sarreyntasharciga#hiilshacab
Hadda ma fahantay sababta oo wasiir Abdi Farah Juxa cunaqabataynta hubka ee la qaaday?
Haddii aadan Fahmin wuxuu ogaa sababta hubka loo raadinayo inay tahay in Somalida kale lagu laayo
Xasan Sheekh ilaa intee buu jid xiran karaa 5 maalin ka dib qof kaste Qabiilkiisa ayuu noqonaa, qabiil qabiil jid ka xiran karo ma jiri doono.
Xaqiiqada ama runta waa wax aan laga baaqsan karin, ugu dambaynna way soo ifbaxaysaa ama waa la wajahayaa.
Calaamadaha Dictator. Biyo ba ka dhaca.
Subax wanaagsan Shacabka Sharafta Badan Badan Soo wada Baxa Madaxweeynaha Xaqa ah ee Shiekh Shariif Baa idin hogaaminayo yaan la baqin.
Xasanoow Maantaa Calaf kuugu danbeeyso.