4 years of fake war, fake slogans, fake election campaign and now even the US is pulling AUSSOM support. Eritrean & Turkish trained soldiers? Ghosts. UAE used him like a cheap tool. HSM failed, period. Please remove him. He's not worth it.
WAR SAXAAFADEED
Muqdisho, April 21, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 33 dhagarqabe, sidoo kalana lagu burburiyay gaari Cabdi-bile ah iyo xarumo ay gabbaad ka dhiganayeen Khawaarijta, ka fuliyay deegaanka Guulane ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka koowaad ayaa lagu bartilmaameedsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ah, halkaas oo lagu dilay 15 dhagarqabe, waxaana la burburiyay xaruntii ay ku sugnaayeen oo ay u qorsheenayeen in ay u adeegsadaan abaabulka maleeshiyaadka iyo maleegidda dhagarta argagixiso.
Sidoo kale, howlgallo isxig-xigay oo lagu beegsaday maleeshiyaad ku dhuumaaleysanayay deegaanka Guulane ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 18 dhagarqabe, waxaana lagu gubay gaari Cabdi-bile ah oo ay u adeegsanayeen daabulka iyo dhaq-dhaqaaqa maleeshiyaadka, taas oo si buuxda u fashilisay abaabulkii ay wadeen.
Howlgalladan ayaa yimid kaddib markii sirdoonka qaranku xaqiijiyay in maleeshiyaad gaaraya 90 xubnood lagu uruuriyay deegaanka si loogu adeegsado falal amniga lid ku ah, waxaana taas xigay tallaabooyin qorsheysan oo lagu wiiqay halistii Khawaarijta. Fadlan muwaadin, wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Khawaarijta Al-Shabaab/Daacish la wadaag NISA: 199 / 0770747474 / 0620545454.
DHAMMAAD
@Abdirahmanirro Xeer waliba waxa ka weyn xeer ka dasturiga aad uu coodeyseen. Wixi tas ka hortimada tan dadweynaha aya sareya. Dhibkaan jira Wa wax aad uu fudud ina xaal loo hela. Waxan iisleyahay inad oogtahay.
Day 2 of the 12th High-Level Seminar on Peace & Security in #Africa focused on strengthening Africa’s voice at the #UNSC.
Key takeaway: When African coordination starts early, stays united, and follows clear strategic priorities, the A3+ delivers real impact.
Going forward, we must consolidate practices, ensure early expert coordination, maintain continuity & champion African leadership on African files—so Africa’s voice remains strategic and indispensable in global governance.
#12thOranProcess2025
Presenter: Ms. Selma bakhta Mansouri , Secretary of State to the Minister of Foreign Affairs, in charge of African Affairs.
Respondents:
• H.E. Amb. Carolyn Rodrigues-Birkett, Permanent Representative of Guyana to the #UN.
🚨 Benfica are also monitoring Juventus wing-back Filip Kostić, who could be reunited with Jose Mourinho as his contract expires in the summer.
(Source: @NicoSchira)
Waxaan maanta booqdey xarunta BBC ee magaalada London, Waagaan yaraa waxaan 5:00 galabnimo ee geeska Afrika odayaasha la dhegeysan jirey BBC Soomaali, Akhyaarta aan Codadkooda xiiseyn jirey waxaa ka mid ahaa Cowke, Cabdisalam Hareeri iyo Cabdulaahi Xaaji.
Bal maanta anna aan codeyga tijaabiyo mar hadaan halkaan soo gaarey.
Waxaa mahad gaar ah iska leh saxafiyiinta kala ah Cusmaan Black Iyo MM Dhore oo nagu soo dhoweyney xarunta.
#ALERT
INTERNATIONAL HUMANITARIAN APPEAL
Somaliland is experiencing one of the worst droughts in recent years.
Over 250k people have been displaced, and by end of the year this figure could double.
Schools have been closed and families are going hungry.
I call on states, organisations and charities to help.
🌿🤝Greenlife has signed a 1-year MoU with CMC and SOMRADI to strengthen farmers, cooperatives & climate resilience in Mogadishu, Afgooye and Balcad. The first pilot will launch in Hareeri Madow to model cooperative development & CSA adoption across the region. 🇸🇴💚
#Somalia