Platform dedicated to discussing ideas that affect our society the most. Art, culture and storytelling. Host @Ismaaciilubax. Support our podcast grow bigger: ↘️
Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa.
Ka daawo:
https://t.co/1uNwuVsaB5
Ka dhegayso:
https://t.co/KhzDWmFYA3
Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed".
Ka daawo:
https://t.co/zgEjofKrKL
Ka dhegayso:
https://t.co/ny2BMItFcT
Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey?
Ka daawo:
https://t.co/YAjuDp9WPa
Ka dhegayso:
https://t.co/0a3dkNJRUs
Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!
Ka dhegayso Youtube-ka:
https://t.co/3sCFOxP4jT
Ka dhegayso Podcast-ka:
https://t.co/jBeGXyj5LQ
Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Ka dhegayso Youtube:
https://t.co/rzFQBVMNIQ
Ama ka dhegayso Podcast-ka:
https://t.co/UndRzsHsrH
Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Ka dhegayso Youtube-ka:
https://t.co/04NKhiQ5Qj
Ama ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
https://t.co/9UYCp0kpa3
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed".
Ka daawo Youtube:
https://t.co/wHOMNu4lG6
Ka dhegayso Podcast:
https://t.co/WrwbeQ0o6t
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye"
Ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
https://t.co/2ceubjZX3t
Ka daawo Youtube-ka:
https://t.co/yVptXX4vKC
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo.
Ka daawo:
https://t.co/GwGlOughsb
Ka dhegayso:
https://t.co/kAACvLeudX
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan "Musaabaqo".
Ka daawo:
https://t.co/wPSrRloSTu
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed".
Ka daawo:
https://t.co/J0ihpGl8Kf
Ka dhegayso:
https://t.co/GuiZohVHGk