“CryptoLaan isn’t just another One — is a revolution & Movement for those who refuse to be average | Where mindsets shifts, money moves, and futures are owned.
Marka lafiiryo xalada guud ahaan suuqa crypto maanta maahan sidi hore, heerka dareemaha~ xamaasada ~ & shakiga wayn ee taagan darteed lagama hadlaayo maanta BUY 🫓 Sell kaliya...
Maadaama Bitcoin aytaagantahay zone aad xasaasi u ah "Critical zone"
Waxaa jira wax intaaso dhan kawayn:- su’aalo culus oo hawada ku jira:-
Taloow Bull market-kii ma wuu dheeraaday mise?
weli xaladiisi caadiga ahayd ayu kujira?
Super cycle cusub miyaan gali rabnaa ?
mise waxaan wali ku dheggan nahay sheekadii caanka ahayd ee 4-year cycle—oo qaarna ay hadda leeyihiin way dhimatay? 🤔 4-year cycle is dead
Arimaahaan o idil waa waydiimo culus o cabsi badan~ Aan si miyir leh ufiirno, Ka hor inta aynaan go’aan gaarin, waa muhiim inaan si cad u falanqayno~ u qaadaa-dhigno halka aan ka nimid, sidu xaalka ahaa, halka aan joogno, iyo waxa suurtagalka ah ee hore inooga yaalla.
Way fududahay maanta meel walba o Crypto loogu hadlaayo ~ Gaal & Muslim ~ in aad aragtid iyado la isku tuur-turaayo 4-year cycle, wu baxsaday~ maya wuu dhintay~ iyado badi dadka 90% aysan aqoon qeexida dhabta sida loo cabiri laha 4year cycle, kuwi hore u aaminsanana ay daaqada ka saareen ~ iyago raadinaayo narrative cusub ay qaataan o ah in cycleka iskasii dheeraan doono,➡️ Supper cycle narrative.
Aanku baro sida cycle-da ushaqeeyaan.
Cycle walba wuu ka duwanyahay cycle-ka kale -- structureka & qaab dhismeedka suuqa ku socdana umaso laabto isla sidii cycle-ki hore ahaa 1:1 weligeed ~ waana sawabta keentay in cycle-kaan badi investorska la kulmaan jabki ugu waynaa tan & intii suuqa crypto uu jiray~ sawab laxiriirta in kaliya ay fiirinayeen o ay ku xisaabtamaayeen wixi hore uso dhacay wax lamid ah~ {History repeats itself}
Arintaasa o ah dawin nafsadeed "phycological trap" raacidda qaab & waddo hore dad kale uguso guuleysteen~ iyado larajaynaayo in lahelo natiijo toodi lamid ah, xilli lagu jiray duruuf & waqti tooda ka duwanan.
Xaqiiqda dhabta suuqa waa in uusan marnaba so celin Isla fractals-ka 📉 📈 hore uso dhacay
Fiiri cycle-di hore
❌ 2013 ≠👉 2017 ≠ 👉2021 ≠ 👉2025.
Intaan o cycle suuqa so maray majirin fractal fudud o la iska raacaayay, o lamid ahaa fractalki hore, haday ahaan lahayd:-
• Daadashadi waynayd 〽️ marka suuqa Bear marketka galaayay.
• Accumulation phase-ka.
• Dhaqaaqyadi waynaa inta Bull marketka socday.
• sideways moves 〰️ intaba.
Dhamaantood waxay ahaayeen kuwa kala duwan sawabto ah:-
➡️ Liquidity-ga & hantida suuqa taalay, marba marka kasii dambaysay waa mid iskabadalaysay.
➡️ Waxa kalo isbadalaayay dadka suuqlayda ah suuqa kujiray "market Participants" o si' kala duwan suuqa ula tacaamulaayay.
🎩 Ma qolo rabtay in Bankyada la dagaalaman si nidaamyadi hore logo gudbo, rabay in ay Metaverse Ku dhex noolaadan, o ay dhul kagataan 2020-2021
🤡 Iyo qolo kale ku haaya please Trump 2024-2025 isku mid suuqa ula tacaamulay~ Think
➡️ Waxaa kalo xusid mudan o aad iskubadalay Narrativeska suuqa ~ haday ahaan lahayd Macro Newska 📰 🗞️ Fundamentalska & duruufaadka kale suuqa la kulmayaayay.
💀 “4-Year Cycle” — maanta badi dadka isticmaalaan waa wax cajiib ah o lagu qoslo, xariiqmo cagaaran 🟩 & kuwa kalo gaduudan 🟥👉 oow fiiri cagaaraan weli kujirnaa ~ wuu dheeraan rabaa cycle-ka.
Aanku siiyo sir aad u wayn
Marka laga hadlaayo cycle ~ iskadaa midabbo "colours" u indicator bixinaayo in lagu go"aamiyo iskadaayee, kuma xisaabtami kartid xagee ah topka 🔝 ahayd cycle-di hore, adigo raba in aad ogaatid meesha u topka noqon doono midkaan~ waayo sidaaba looma cabiro
❌ Cycles are NOT measured top to top.
✓ Cycle are measured bottom to bottom.
Maxaa yeelay Waqtiga cycle-da meeshooda ugu saraysa 🔝 ay gaaraan, marwalba waa kuwa aan iswaafaqsanayn. Sometimes early, sometimes late.
Laakiin bottomka ~ waa mid illa & xad kaga dhow marka laga hadlaayo cabir sax ah cycle lagu qiimeeyo, haduu qof ku xisaabtamo xagee Top ahayd, xilli hore & hadaba wuxu suuqa daaqada 🪟 kasaari lahaa xilli hore iyadoonba Bull marketka dhamaan, ~ ama iska dhex fadhin lahaa iyado Bear market lagu joro~
waayo mararka qaar meesha hore topka u ahayd & meesha cusub ee topka noqon doonto waxaa kudhici karta gabi ahaanba kala wareeg 💫 Shift cycle ⏺️ waxaa u dhaxayn karta bilooyin ~ xittaa mararka qaar sanad kaamil ah. Waa marka aan ka hadlayno qaacido guud ~ cycle-da dhamaan Financial marketska sida lo qiimeeyo.
Sidaa darteed Ansax ma'ahan in aad ku xisaabtantid
⚡ Cycles are measured bottom → bottom, ❌not top → top → ❌Not colours → to colours.
Meel walba waxaan Ku arkaynaa in cidwalbo ay ka hadlayso in Cycle -ka ⌚ waqtigiisa dheeraan doono, lana gali doono "Supper cycle" ma arkin hal qof o tilmaamayo sawab u suuqa cycle-kiisa udheeranaayo, marka lagaso tago:
🎗️ Maalmo la tirsaday o la khilaafay 500+days, 700+ iwm
🎗️ Iyo colours weli cagaar ah.
Supper cycle waa khiyaaliga ugu wayn 🪤 qofwalbo cycle-kaan khalad ulaso tacaamulaayay uu hadda naawilaayo~ mana ahan ogoow marki ugu horaysay u narrative-yada noocaan okale ah so baxaayo☝️ waa hadii aad baratay taarikhda suuqan aad lacagtaada kuso shubtay~ marwalbana narrativekaan hawadaa lagu dubtaa ~ Every time gets invalidated.
Aanku sheego sida narrative-kaan ku imaado & meesha u asalkiisa salka ku haayo.
Waxaa jira oraah caan ah~ so baxa Bull market walba o aan rajaynaayo in aad hore u maqashay hadii wax badan joogtay suuqa { Lightening Cycle ~ Diminishing Returns}
Jumladaan gaaban o micnaheda yahay{ in cycle-kana dheeraado ~ faaidada & returnska suuqa laga samaynaayana yaraado} weligaa arki maysid qof meesha dhaafiya~ waxaan ka ahayn indha-cadays & boqol hadal leesku qaso.
Narrative-kaan asal kiisa wuxu kayimid dhankaa & Stock marketka~ waxaana markiisi ugu horeysay lagu arkay Assetka ugu wayn S&P500 ~ todowaata-meyadi & 2000-ki, fiiri sawirk 3aad iyo 4aad<
Duruufaad isbiirsadey awadeed, sida tusaale qofwalba fahmi karo ~ Duufaanti dhaqaale Shiinaha ~ Japan & xalado dhaqaale cakirnaa o gudaha Mareekanka ah.
xiligaa dadki kujiray Stock Marketska waxay u ahayd waqti dheer o adag.
Waxaa laga hadlayaa maanta in Bitcoin ay gali karto decade long supper cycle:
Breaking news, the worlds highest IQ Maryooley says
Bitcoin 4 year cycle is dead. We are entering a decade long supercycle.
Aan barano waxa u fududeeyay S&P500 in " "Lightening Cycle ⌚ Diminishing returns" kudhaco
Kow~ qabso SPX maahan kaliya shirkado isku tagay o hal magac labaxay, taas cagsigeeda waa Protocol ka tarjumaayo dal dhan dhaqaalahiisa~ Dalka ugu dhaqaalaha wayn caalamka 🦠 USA
Ma fahmi karaan maskiinka raba in u trendlines 🪄 kucelin karo, isago aanan fahansaneeyn qaab dhismeedkeeda Fundamentally.
Waxay leedahay shuruuc lagu hago~ hal cidna maamusho & nidaam xulasho adag ~ kafog fahamka qofka caadiga ah.
Waxaa laguso daraa protocol-ka Kaliya Shirkad Allala shirkadii koboc dhaqaale o sal adag yagleesha ~ iyado daaqada laga saaraayo company-ga kale ee galab-galabka noqday
Sidaa darteed S&P is not “free market.” like Bitcoin ~ waa qodob muhiime qabso.
Balse waa nidaam dhaqaale adag & matoor 🚂 lacag samaye ah o so shaqaynaayay wax ka badan 120 sano.
Maadaama S&P protocolkeeda sida ushaqeeyo, dalka Mareekankana la kulmaayo xaalado dhaqaale mudoyinka 70-ki & 2000ki waxay sawabtay in u awuurmo Cycle-koo dheerada & halka faidadiina yaaraato< sawabto ah maba jirin dooq kale ay haysteen waawaynka & retailskaba.
Sidaa darteed in la isku-nabo ~ la isku xiro fikrad hore & narrative lagaso min-guuriyay dhankaa & TradFI ~ waa uun darbi madax-kudhsasho kale ~ simply bad logic.
Narrative-ka cida sida aadka riixaysaa waa uun waawaynka & kuwa kaso copy gareeya
Waxaa macquul ah in aad iswadiinaysid Eeen Een lkn malaga yaabo in sida hada xlda u muuqato.
Aankugu celiyo markale~ waalaga yaaba in ay sida xlda u muuqato hada~ wayna u muuqan kartaa, lkn taarikhiyanba weligeed sidaas Okale dad bdn way ula muuqatay~
💢 Lkn maxaa dhici jiray ma taqaana " invalidation ❌ dhowr siyaabodba way kubartaa
✓ Dhaqaaq wayn mustaqbalka dhinac sare ah 📈
✓ Dhaqaaq wayn mustaqbalka dhanka hoose 📉
⛑️ Sidaa darteed ~ learn markets ❌ Don't learn influencers.
Ogow meel ku qoro
{Whales 🐋 are not positioning for supper cycle but they’re positioning for everyone else to position for supper cycle}
Qoraalka o saaid usii dheeraayo awaadeed aan halkaan kujoojino
halka aan joogno, iyo waxa suurtagalka ah ee horteena different scenarios ~Next insha'ALLAH 👀🤳 very soon 🔜 maalmaha so socda.
To be continue.
Ashkar
Good example Aptose $APT
✍️Loosing money 💲 💰 is a choice people make🕳️ ❌ No matter what ~ Newbie or OGs.
Hal sano kaamil purely downtrend 〽️
Casharka ugu wayn waa~ marka suuqa dadasho wayn u sameyo coinska aanan diyaarka ahayn si walbo community-gisa & magaciisaba uwayn yahay hadu mardhaafo 🗝️ levels muhiim ah = diyaar uma aha dhaqaaq wayn u mustaqbalka sameyo= meaning less whale interest 🐋, dhaqaaqa yarka u sameyn doono waa un retailska o aan meel fogna gaarsiin karin.
Fiiri Aptos wixi ka dambeyay April low 〽️🩸-75$ marka o suuqyada dhaqaalaha caalamka guud ahaan dadashada sameyen, so kawashada ugu macquulsanayd waxay 50% 12 may 2025,
wixi marka ka dambeeyay e xigay waxay ahayd dooq ay dadka kujiray doorteen in ay lacagta ku lumiyaan, another 87%
waayo waxay iska indha tireen fariinta u suuqa uwaday~ si walbo marmarsiyo loga dhigto suuqa & BTC so daatay ~ & Long term ugu jiraa .
Aqoonta sidaad moodaysid maahe waxbadan odheraad kabaro chatiga & quoted post 3da~ wii save you loosing a lot of money in the future.👇
Waayo waxaa jira coins badan o magacyo waawayn leh kuna sugan~ si lamid ah xldi ay ku sugnayd Aptos bartamahi sanadkan 👁️📉 wixi xigayna uun ay ahayd portfolio 🩸 Halving.
Su'aalo badan qaarkin iswaydiinaysaan, waxay ku jirtaa halkaan...
Good time to watch👁️ now and look where we're so far..
Open your 💻 Do it with backtesting + revision 4ur self.
Time watch ⌚ flies so quickly....
Ku dhowaad 7 bil kahor May 24 2025
Casharkena hawenka Sabtida [ Mental game of trading and investing] e kabaxay madasha Public @CryptoLaan~
Waxay ahayd aqoon kororsi + Sida suuqa aan u arkaynay/planka kala hayn suuqa o aan so jadinay muddo aad ufog tan & Bear market & sida xlka yahay maanta $BTC Months in advance.
❌No second guessing
Waa wado aan jeclahay in walal walbo Somaaliyeed in maro meel kasii fogna gaaro si aan berito wax ugu faaidno isaga/iyada.
Hadii aad umalaynaysid khalaas in hada waxba laga gaari karin... Ha aamin midaa, No worries ❌
insha'Allah waxaa no socda casharo kale aad muhiim nogu ah xaladaha suuqa kula tacamuli lahayn 👀 Stay turned
what’s happening RIGHT NOW?
The biggest MARKET Update: The Big Picture of the Cycle 💥 $BTC
ARAGTIDA GUUD SUUQA BILAHA SO SOCDA/ Educational Purposes.
https://t.co/ZoYQVV5Ysk
Walaalahayga & asxaabtayda qiimaha bdn, Fariintaan si degan & maskax degan ku aqri:-
Waxay u muuqata Khalaas in wax waxwalba ay baaba'een xalada suuqa ku suganyahay waqti xaadirkan ~ waan ogahay laga yaabe in dhiig & dhaawacyo badan so gaartay maalgashigaaga~🩸 lagayaabe in aad wax bdn si hoose ugu walwalsan tahay sida xld mustaqbalka ay ku dambayn doono.
Neef qaado~ is-daji~ koobkaga coffee qac kasii ☕
Aanku sharaxo o aan iskukaa xiro waxa dhacaayo hada o aad indhahaaga ku aragtid🩸 & dhamaan sida xlka ahaa lagaso bilaabo tan & bilawgi bull marketkan~ si aan xldaan cashar faaido leh maanta & weligeenba uguso saarno.
Tan & cycle-kaan bilawgiisa waxay illa & hada u muuqata in dadka intiisa bdn suuqa u kunoqday mid aad & aad u challenges badan, jahwareer badan, sawab la xiriirta in aad ugu duwanyahay dhaman cycle-di hore, weliba mida ugu daran oo ah in aan weli la aqbalin kala duwanashahaasa cycle-di hore & midkaan, o weli rajo ay jirto.
Marka la fiiriyo meesha laga imaaday suuqaan crypto wuxu samayay dhaqaaq aad uwayn
From 2022 722.2 Billion illa 2025 - 4.2 Trillions, halka $BTC ka imaaday from 15k illa - 125,000~ 7 x lacagtaada ah, taaso cadeen kufilan ah in $BTC tahay assetka kaliya ku badbaadin kara suuqan, iyadana aarkaysaa sida hada xlkeeda yahay From 125-ka illa 81k. O ah cadayn kale in marwalba suuqan maareynta khataraha ay tahay lagama maarmaan.
Qofwalba qiimo ahaan Bitcoin wu aminsanyahay asset ahaan, balse qofwalba wu necebyahay maalgashi ahaan, sawabto ah waalagu caajisaa----
Maahan wax qarsan wala wada ogyahay waayo, faaido bdn lagama helo /profits bdn, kaliya qofka lacag badan haystaa loogu talo galay!!!
Maahan in aan hada gado Bitcoin ama iskadaa midna kuleeyahay o weligayba qofna kuma dhihin, lkn marka lafiiriyo xlda suuqa waxay u muuqata o aan raba in aan ku xasuusiyo hal rule & qaacido suuqan crypto leeyahay, oo aytahay in aad goos dambeedka ku qabsatid. Waayo waxaa iimuqata samaynta kaso socota arintaan:-
🌊 If Bitcoin doesn’t pump🚀, nothing pumps〽️
waana sawabta November 2022di aan portfolio-ydayda 80% ugu dhigay kadib burburkii Ftx, markaasa o aan coins badan haystay dhulka illa galeen, wixi markaa kadambeyay portfolio-yadayda ma ahayn 80% Altcoinska, mana ahayn & 80% mid kudhisan boorsadayda rajo balse kudhisan xlda dhabta cycle-kaan ku suganahay o aan marhore so fahmay, sawab ay cinwaankayga astaanta Bitcoin ay calaamad ugu tahay.
Maxan ku shegaya intaaso dhan," hal ujeedo ☝️ o ah in aan khaladaadkeena wax ka barano".
Hadii aad rabtid in aad saxdid khaladkaaga ugu horeeya, o aadan marar bdn kuso celcelin~
Ka bilaw o hada maskaxdaada geli cycle-ka so socda insha'ALLAH 🎯 Bitcoin~ macquul 🤏 ETHEREUM.
Maahan ceeb in qof khaladkiisa waxkabarto & in uu guuldaro qaadanaayo, balse waa in aad iska qaadi dontid mustaqbalka, mid lamid ah cadaadiska dadka intiisa bdn hada haysta & illaa bilawgi bull market haysta o ah kaliya marka lagaaro altcoin season.
Goor aytahayba, wuu imaan dona Bear Market 🐻 markiiba haku boodin Altcoinska, si tartiib ah ugu sameey Rotation, xusuusnow Altcoinska qaar bilawgi marxaladaha bullka waxay la dhaqaaqaan BTC iyago samaynaayo 2 illa 3X, halka badi aysan gabi ahaanba dhaqaaqin.
Balse arinkaan sida caadada ahaydba uma fududa sidaan fudud aan ushegeyno, oo waxaa marwalba kaso horeeya psychological trap 🪤
Waxaad arkaysaa 2-3 meme Coins o samaynayo 50-100X, waxaad dareemi doontaa markiiba in dadka hareertada jooga dhan lacago waalan samaynayaan, lkn kan mesha ku qatan uun adiga tahay.
Waa meesha panic-ga ugu horeeya suuqa ka bilawdo, waxad markiiba adigo dheg laqabto lahayn gadanaysa Altcoins~ Full portfolio ama 80%
Waxaad iska ilaawaysa structure-ka cycle-ka ku socdo, fadlan dhagayso, way jiraan coins yar & memes yar o marwalba samayn dona 50X+ < lkn waxad marwalba kutashan kartid< not the rule.
Waa inad khadarin wayn uhaysaa lacagaha suuqan keenaysid, aadna muhiimad iska saartaa sida ukala xulanaysid maalgashigaaga, waayo sida kaliya hanti logu sameyo suuqan waa in aysan portfolio-yadada halfing aysan galin maalin, mudnaan gaara sii "Positioning" hadi kale si walba suuqa maalinwalba waa mid cashar xanuun bdn ku dhigi doona.
BTC waa in ay boorsadaada xoogeeda marwalba ahaata, ugu yaraan 2 sano+ Bear marketka kadib, taasa o micnaheda yahay 60- 80% Bitcoin in aad xoog umaalgelinaysid qaybaha hore bull marketka.
Waxaso raaci doona Large alts o aad u isticmaali dontid boorsadaada 20-30% adigo dooran doona Projectiyada aadka gaarka u ah illaa & heer isku haleen leh, suuqan inta uu jiro xld walba ugali doono kama suuli doono "Speculation" =H/R 10% iyagana ugu badnaan.
Marnaba haka dhigin 30–40–50%. Hadii ay ayaga laba-laabmaan ama sex laab noqdaan 10ka %, iyaga boorsadaada ka noqon doona 20–30%.
• ogow markaa waa meeshaa, halkaa ku sell garayn lahayd.
• Waa markaa aad khartarta dhex daaqaysid ku yarayn lahayd.
• Waa meeshaasa, halka aad positionska aad intaa sodhisay ku ixtiraami lahayd.
• Waa sidaasa, sida portfolio-yada lagu koriyo
• Waa sidaasa, sida ra'sumaalka suuqa keentay lagu badbaadiyo.
• Iska hadal maahan waa sida aan so sameeyay.
Tan kama dhigna in aan Altcoinska aanso gadan jirin ama illa & hadaba aanan haysan, way yartahay coins aananso gadan Memes & kuwa caadi ahba Strategically, waana gadan doona, qorshooda waa kuwa cad, illa & inta haynaayo, meesha aan ugu baxi dono, hadi targetska lagu dhacay & hadi wax isbadaleenba.
Taasi waa wadadayda, ka fog emotions gabi ahaanba, coins la jeclaado, mid lanaco & mid lagu ag dhintaba o weligeed la iska haysto lacagta lagu dhameeyo, qaamuskayga kuma jirin. Sida lola tacamulo si Public & private qaarkin tan & 2023 wanku hagay..
Hal wado si fudud lagu xusi karo o Technically ahayd waa Premium & Discount & wadooyinkalo bdn.
Waxase ugu adag suuqan gebi ahaanba aytahay Marwalba" Right mindset" qaar bdn waxay attentionkoda ugu wayn waa maqlida wax iyaga ay jecelyihiin just for Confirmation xitaa hadii ay ku suganyihiin xld aragagax leh.
Ka digtonow waa dhaqan god dheer ah weliga kaso saari doonin 🪤 Study markets ❌ not influencers.
Marnaba ha is-dhihin maxaan sidaa & sidaa uso yeeli waayay, khaladaadka waa wax aad & aad Normal ah, suuqan & nolosha caadiga ahba, balse waxa aan caadiga ahayn waa in kuwa badan idinka mid ah ay isku dayayaan, in khaladaadki hore uso galeen ay rabaan in ay ku xaliyaan isla Cycle-kaan.
Xusuusnow waa halista ugu wayn aad hada daaqaysid, adigo isleh wax sax🎷
Kala garo waxa suuqan ka shaqaynaya & waxakale❌
❌ In aad maalin walba Coins khasaaro wayn 80-90% kugu haayo lacagaha kusi dhamaysid, waa hope ma'ahan strategy.
❌ In lacagahaaga ugu bdn 80-90% aykujirto ALTska o aad illa & Altseason laga gaaro iska haysan doontid.
❌ In aad maalin wlba baadigoobtid coins 100X samayn doona.
❌ In aad qolo/qof uun iska raacid wuxu sheego sax & khalad. Supporter.
Waxa ku shaqaynaayo o aad suuqan ku joogi kartaa kaliya:-
✔️ In aad aqbashid marxaladaha suuqa galo marwalba, adoptability= 👑
✔️ In aadan Panic sell sameyn marka amuuraha xumaadan.
✔️ In aad si fcn isugu diyaarisid qaab aqoon, sida saxda suuqan ula tacamuli lahayd, o aad baratid
structure-ka saxda & marxaladaha uu kala mari doono : BTC🚀 → ALTS 🚀→ BTC TOP → ALTs TOP →BTC CRASH →ALTS CRASH.
❌ Not qaacidada meelaha sawirada ka aragtid, X predictions. BTC sidan Alts sidaasa🚀 Boom💥 Baro Rotations.
Talaaboyinkasa waa sida kaliya khalaadki hore lagu saxo, haku baran si adag o xanuun badan,
☝️ jaaniska weli madhamaan
Marka lafiiriyo bilihi ugu dambeyay sida suuqa ahaa & maantaba, waxay u muuqata Khalaas in wax walba ay u dhamaatay — Over.
Malaha waa waqtiga kaliya aad firiin lahayd On chain sentimentka midka Coin marketcapka & mid walba lamidka ah:-
📉 Fear & Greed Index = - 10 — Extreme Fear.,
waa halkaan signalska ugu wayn suuqa ku siinaayo, yaakalo haray in u baqo ~ baqdintaba sow xad malahayn, marka waxi dhici lahaa ay dhaceen~ yaytahay cida xanuunsan o marka kadib baqda.
Waa halkaa meesha taarikhda ay dib isku qorto, dibna iskuso celiso, haku khaldamin maahan mid aad maalin walba maqashid o ah, " History repeats itself" history-ga ka hadlayno, waa " The history ~where gets bought~not where you quit.
Cycle mesha u taaganyahay weli ma ahan maantadaan dhamaad, xitaa hada o price-ka & chariyada ay wada fooraraan, waxaa jira seasonal pattern o aan weli burin" invalidation kudhicin, lkn calaamadahiisa so muuqan donaan, marka suuqa sonoqoshada sameeyo~ sida tusaale fudud:-
❌ monthly & yearly close 🔽100–102K →108k -1112 -k
❌ full MS/ market structural breakdown🔽
❌ Ama xitaa lower high suuqa sameyo 〽️ January= Final confirmation.
→ Illa calaamadaha aragtid weli cycle-ka waxba kuharay= Cycle intact
sida uku dhamaan doono & goortaba dood kama taagna in 80-90% retailska ku khaldanaan donaan, balse waa mawduuc kale.
Gunaanadka & fariintayda ugu muhiimsan aan rabo in aad si dhab ah u qaadatid, waa in aan markale ku xasuusiyo.
Ha rajo dhigin, waxa jiri donaa dhaqaaqyo macquul ah, lkn iska ilaali aragtiyaha rajo gelinta & cabsida leh, .. berito waa bear market & bil hebel waan duuli doona.
Sidaa umashaqayso, hadad hore uso tijaabin, so tijaabi.
Altcoins & suuqaba wayso noqon donaan, waxaa kalo laso noqon doona waw Human nature 🍄🟫 caadadi suuqan laha, marka cagaarka la arko xariiqmihi dhaadheer, waan Ku sheegay/ i told you so, o aad dib u amini doontid dad bdn Muslim & gaalba waxay sheegi doonan, waa dareemo aad u xoog bdn, badi waadku fashilmi dontaan in aad is xakamaysaan.
Ha ilaabin 5 to 10X weli in Play ⏯️ waxayse ku xirnaan doonta Coinska, qaar bdn magacayo waawayn leh aad rajo bdn logu mujinaayo, kuma noqon doonaan ATH hore, xitaa qaarkod kuma noqon doonaan meelihi ay taagnaayen, December 2024, halka qaarkod hadaba ay marhore gaaren meeshi ugu saraysay cycle-kaan qiima ahaan ay gaaren, soo baro April 2021 Coins bdn meelihi ayku hakadeen, iyado weli ujiray Altcoin seasonki ugu wayna taarikhda illa November 2021, iska hubi waxa aad haystid, se xiligaa go'aanka ka gaari lahayd hada maahan, balse sii calamadeeso, ishana Ku haah, tan ugu muhiimsan xusuusnow aad midaan serous ugu qaado ☝️ Half coin season= Altcoinska lower high dhaqaaqoda noqon 〽️.
Hadii ay jireen khaladaad aadka baaqsan kartay o aad kudhacday cycle-kaan, ogow maahan marka aad gebi ahaanba ku xalin lahayd isla Cycle-kan, fahan midaan, waa muhiim →lkn cycle-ka dambe kaliya hadad baratid sida structure-ka suuqan udhaqaaqo
✨ BTC xilli hore gado
✨ alts udambeeysi.
✨ disciplined positioning.🔄
✨ marwalba iska ilaali go'aan emotional ah.
✨ Ha cayrsan lacagta.
✨ iskana ilaali in capitalkaga lumin.
Hana niyad jabin~ Hana is-dhiibin, halkaan waa mesha lagu kala haro~ uma baahnid in aad duulkaasa kamid noqotid
Guulaysta 👋
Ashkar
Qiyaas malahan notifications so dhacaayo Badi Orders-ka hada waa filled.
Buying strategically, knowing when & how
front-running months in advance....
Qaarkood orderska wa Kuwa aan dhigay 7 bil kahor sawabto ah mahayn diyaar, waxana jiray fursado kale ka wawayn= fursad waa qaadasho
Waa uun hal Charti kamid idinla wadaagay, UGU FUDUD qofwalba fahmi karo, the Top signal. From 12 April Bullish scenarios & 25/9 the warning ⚠️ signal.
From 74k - 123, 145 🗝️✓💫
Iyo marka wixi kadambeyay & hada $BTC 86K
Planning, patience, dedication ❌
Maahan wax fudud mararka qaar xita waxad isdhahaysa waa markaan, sida ka arki kartaan screenshotka hoose hoose marka $BTC 89.2K 🗝️ ayqaaday 18/11//2025 o a xitaa markaa ahayd fursad buying.
Aan ugu shegay wllaha waxa ayka dhigantahay dhaqaaq walba.
Waxa aan kufaraxsanahay in qaar bdn idinka mid ah sida suuqa ula tacaamulno waxka barteen, kaliya iyago decoding ku samaynayo taxliilintena & aragtiyo wawayna ilaso wadaaga DMska.
Waan idin arka waxad tihin kuwa hogaamin laha mustaqbalka dhow Communitigeena.
Guulaysta.
F.G
Qofna madhihi iska gad ama gado but
Will show you the signs of strength & weakness... Regardless & accordingly
Front running whole market the next 5 months in advance💫
Waxaan so gaarnayn waqtiga kama dambayska ahaa‼️oo aan ula jeedo whale 🐳 movement....
Xilli cabsida ay tuuratay candle-ki ugu dheera, dhaman suuqyada su'ashoda ugu bdn ay is waydiinayan aytahay dadaashada masii socon donto, maye bull marketka madhamaday & xage kuwajahanahay
Waa xilli emotions-ka xakamaytisa lamid yahay sida mawjadaha bada 🌊
It's ⌚🚥
Chatigan hoose wuxu no mujinaa in 5ta bil so socota gabi ahaanba suuqa gali dono marxalad aan hore logu baran taarikhda suuqan, ubahan diyaar garow.
ha iska raacin majorty la imow qorsho dhab waayo manoqon doonto sida dadka intiisa badan ay filayaan.
Qoraalka hoose ee sawirka ku lifaaqan waa screenshot Qolkeena Discord-ka CRYPTOLAAN o aan walalaha kujira ugu tilmamay sida dadka intiisa badan xilli hore ay ufilayeen in BTC 92 Gap laso buuxin dono August September aysan udhici doonin o aan $BTC laga hoos marin doonin 110k illa aan isbadal ka aragno. O kubegnayd kudhowad 6 October 🩸
ayna filashadaa xiliga hore ahayd in suuqa sodaadan doono 〽️BTCna meelo hoose lodirayay whale 🐳 🪤 dadka suuqa logu celiyo suuqa mudo hore~ only Uptober narrative marka suuqa so galay xalada aynoqotay sida xarig furtay🪀
Hada waxan kudhownahay o an taganahay Local bottom fariinta wixi kamabeyana & isharada nasiinayso waa in xlda kala wareega so dhowyahay 💫🤳
Kaliya waxaan So update garayn dona insha'ALLAH 2 jeer next 5 months.
Altcoins are done bro.. Khalaas
Waa goormaa hadeera!!!🩸🩸
Maya waa duulaynaa bro 🚀 Altseason this is it bro..
trust me no one is talking about this but me bro"
- all of crypto twitter
dhamaan suuqyada wayku qaldanaan doonan markale. Haka mid noqon
Waqtiga sheegi dona... Scenarios they're not expecting🎴 loading $ETH& ALTs.
Qoraalka hoose August: Qolka CRYPTOLAAN Discord