Dukumenti ka soo baxay Midowga Afrika ayaa muujinaya in Dowladda Federaalka ay AUSSOM ka codsatay inay farageliso xaaladda amni ee Koonfur Galbeed. AUSSOM waxaa loo oggolaaday hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo kooxaha xiriirka la leh
Umadd dhan oo waxaa nahay Golohii Shacabka hadii ay waxyar kala aragti duwanadaan ay is feerayaan sidii dad ciyaala suuq ah.
Dadka Soomaliyeed gacan qaadka waaba ka horeeya see lagu xalin karaa arintaas?
Aragtidaada nala wadaag.
Madaxweynihii hore xasan sheekh ayaa Adeegsanayaa awood ciidan kadib markii ay ka dhamaatay sharciyadii siyaasadeed ee uu heystay waxay khatar ku tahay in qalalaasaha loo beddelo dagaal sokeeye
Sii socoshada dib-u-dhigista iyo ka gaabinta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ee la xiriiridda mucaaradka waxay gacan ka geysan kartaa sii adkeynta xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
Hubka loogu talagalay la-dagaallanka #AlShabaab lama oggola in loo adeegsado mucaaradka iyo shacabka rayidka ah si loogu dhibaateeyo xasan sheekh waa in villadda Laga Soo saara inta uusan dalkaan u horseedin dagaal sokeeye