@OGAA_NSHO Waa sanadka cusub ee taariikhda Hijriga la yiraahdo, Innaga ka soo maali ahaan xilli-tirsigeenii ama Kalandherkeenii habeen hore ayuu bilowday waana, Dab-shidka ama Nayruushka, ama Dab-tuurka sanad xilliyeedkaasna ka soomaaliga ah ee baro Isagana.
@Aarawfiqi Dareen shaki ah bay igu abuurtay gubashadan soo noqnoqatay, ee magaaloyinka soomaalida ee bal sxb, Aarow fiiro-gaara bal dhankaa ha looyesho istaagina meysa arrintaniye.
@azizfaarah@hausofriya Saaxiib Af Soomaaliga qaddiimiga ah waxaa loo yaqaannay "Lugtool" balse Barkin ayaad aad u adeegsataa ee magacaa aan kor ku qoray ayaa loo yaqaanaa.