waxaan la yaabay Ajandaha Baarlamaanka markii la soo dhigay Baraha Bulshada ayuu yeellay.
sir ma aha Ajanddaha sababtoo ah Shacabka waa muhiim in aay ogaadaan ma talaadoda waxaay maanta ka doodayaan.
waxaase qalad ah in Baraha la soo dhigo sidii ayadoo cid wax looga dhimaayo.