Halkani waa xusuus U joog Media dhammaan asxaabeye soo dhawaada waa mar kale muqaal cusub
ku soo biir oo ka mid ahaaw asxaabta ku xiran nala higso mustaqbalka iyo xusuuso kaa maqan aad u baahan tahay
Si aad uga mid... https://t.co/9OCINtx7QY
Waa Markale iyo muqaal muhiim ah xusuus joog media nagu soo biir oo ka mid noqo asxaabta ku tixan,si aad u furato riix Ganbaleelka oo taabo subscrib.
Madasha qorista Afka Soomaaliga oo lagu qabtay Sweden Dumarka... https://t.co/1iT24PBE5T
Waa markale iyo xogjoog media soo.dhawaado sxbayaal si aad ULA socoto dhawaan barnaamijyada bilaabanaayo iyo muuqaalaalo ku raali galiyo subscribers Saar ganbaleelkana taabo soo dhawaada mar kale https://t.co/DYWl3lyhXj
Asc dhammaan asxaabey waa mar kale iyo xogjoog media oo idin leh kaalaya oo nagu soo biiro kana mid noqdo asxaabta ku tixan.
Si aad uga mid noqoto asxaabtiisa taabo ganbaleelka oo subacrib dheh dhamaan kaalaya oo nagu soo biir. https://t.co/yjieN49HSB
Asc dhammaan asxaabey waa idin salaamay waa Chanalka xusub ee xusuus joog media aniga iyo asxaabtada waxaan aan isku dayi doonaa inaan idin soo gudbino wax dhaxal gal ah fadlan nagu soo biiro oo subscrib saar https://t.co/itB8DdCIAv
Baafin
Boorsadaan waxaan ku jiro Kutubo Cilmi ah kuwaas oo looga dhextagay mooto Bajaaj ku safreysay gudaha degmada Hodan ee gobalka Banaadir qofkii ay ka maqantahay hala soo xariiro 615823304 615845279 ama Goobjoog FM xarunteeda Ceelqalaw.
Walal faafi oo gaarsii qofkii lahaa
Dhammaan asxaabtada qiimaha iyo qaayaha badan waxaan idin leeyahay allah ayaa mahad leh sanadka nabad noogu idleeyey inkastoo dad badani maalmo xanuun badan ku soo mareen sandii soo idlaaday2019 ka.
Dhammaan... https://t.co/wzAlsPdajB
Gaar oo ka qeyb qaado badbaadada ardayda iyo Dadweynaha kale ee waxyeeladu kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho hadaadan awoodina #Share garee si walaalaha kale ay u... https://t.co/24VEF2aKE8
Maxay tahay sababta uuna ninku u arag quruxda xaaskiisa oo u arko quruxda dumarka kale ?
Nin ayaa u yimid sheekh xikmad badan wuxuuna ku yidhi sheekhaw markan xaaskayga la sheekaysanaayay waxaan u arkaayay inay... https://t.co/Bz7hJFbcmh
REER GALMUDUG IYO REER KOOFUR GALBEED WAA DAD EHEL IYO WALAAL AH.
Waxaan ku arkayey baraha bulshada labadii maalmood ee la soo dhaafay hadalo iyo falcelis ka dhashay hadal uu jeediyey madane Cabdicasiis... https://t.co/CqWGjzm0T6
Cadado ayaa noqotay degmo dadka ku nool maanta ay isla dhex marayaan sawiradaan oo ah Ayax la sameeyey ka dibna la qunayo, taas oo ah arrin qarib ku ah gayiga Soomaalida ay degto in dadku ku dhiiradaan in la cuno... https://t.co/bBvcUkbkIB
Waxaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Jabuuti lagu qabto madasha aragti wadaagga Soomaalida oo ka soo qeyb galayaan marti sharaf kala duwan oo kala socota dadka Soomaalida ah ee Geeska Afrika.
Kulankan... https://t.co/VL5MUENKAb
FOUR OUT of 6 elders who were supposed to select MPs for Murusade sub-clan in Galmudug were delisted under unclear circumstances. The Elders were replaced with new ones. #GalmudugElections