Dalsoor is an independent online media designed to serve Somalis. We connect, inform and educate our audience. We will be the voice of ordinary Somalis.
War Dag Dag ah: Wasaarada #Diinta iyo Awqaafta ee Dowlada #Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Bishii Shawaal la arkay Maalinta bari ahna ay tahay Maalinta Koowaad ee #Ciidul_Fidriga.
#Sawirada Burbur Loo Gaystay Boostaajoyinkii Basaska Muqdisho ee Dhawaan La Sameyey Iyo Tabeelayasha u Ku Sawiran Yahay Madaxweyne Farmaajo Banaan Baxii Maanta lagu burburiyayna.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne hore ee Galmudug Xaaf ay ka heshiyeen #tabashadii uu qabay lana xaliyay #khilaafkii Galmudug.
BREAKING!
Somalia has confirmed its first case of #COVID19, becoming the 29th country in Africa to report a case of the disease. Cases in the continent have surpassed 350 as the disease continues to spread.
#Coronavirus
Xisbiyada mucaaridka ee WADDANI & UCID oo Shir Jaraa'id oo ay Maanta Hargeysa ku qabteen ku sheegay in Doorashada madaxtooyada somaliland Lasoo horumariyo Lana qabto Sanadkan 2020 Sidaana Xal ay u Arkaan.
Sideed u aragtaa ?
Mohamed Mowliid
HCTV , Hargeisa
#Speaker Nancy Pelosi addresses the media after the House voted to impeach President Trump for criminally abusing his power and obstructing Congress' investigations. Trump now faces a trial in the #Senate, where at least 20 Republicans would need to vote with Democrats to remove.