Anoo Prof ka aad uixtiraamaa haddana maanta miyuu saxsanyahay oo @AliYareAli oo 4+ yrs Magaalada kamaqnaay in lasoo dhaweeyo uu diidanyahay mase maalinkaan uu Cali 4 bil bis maqnaay uu soo dhaweeynaye ayuu saxsanyahay?
Prof keeygoow Soomali waxeey la hor mari la’dahay dadka maalinba meel taagan ee sxbkaa soodhaweey.
Musiibada shacabka haysata waxaa ugu darsoontay musiibada @SoDMA_Somalia bal eeg waxa ay iibineysaa musqulo, waxay hore ugu tagri fashay wixii deeq gargaar ahaa ee ay haysay.
Allow umadda ka qabo.
To support our people affected by the severe drought in the country, I have appointed the Hirshabelle Drought Relief Committee, consisting of 11 ministers, who will visit the areas affected by the drought to assess the situation and deliver assistance to our suffering communities
Si aan ugu gurmanno dadkeenna la daalaa dhacaya abaarta daran ee dalkeenna ka jirta waxaan magacaabay Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Hirshabeelle oo ka kooban 11 Wasiir oo qiimeyn ku taga deegaannada sidoo kalana gargaar gaarsiiya dadkeenna dhibaateysan.
Madaxweyne @GudlaweHussein “Nimanka soo duulay ee khawaarijta ah waxaan rabnaa inaan hal ka noqon”.
Waa maalmihii u dambeeyay khawaarijta
Idim alle hal khawaarij nolol lama laaban doono.
Waxaan u taagannahay difaaca dalkeenna iyo dadkeenna, waan ka adkaaneynaa cadowga khawaarijta arxanka daran ee deegaannadeenna ku soo duushay.
Markale waxaan bogaadinayaa Geesiyaasha XDS iyo Xaq u dirirka deegaanka ee cadowga casharka u dhigaya.
Thank you, Ambassador Alper Aktas from @TC_MogadisuBE, for your sincere condolences following the tragic terror attack in Beledwein. Your support during this challenging time is greatly appreciated. Together, we will remain steadfast against violence and strive for lasting peace.
In our recent call with @US2SOMALIA Ambassador Riley and Colonel Norris, we reaffirmed our commitment to combatting al-Shabaab in Middle Shabelle. The support from the United States is invaluable in our fight for peace and stability.
#UnityAgainstTerrorism
We extend our heartfelt gratitude to the FGS and its partners for their unwavering support in our efforts to liberate El-Baraf. Together, we will work hand in hand to ensure a brighter future for the community, fostering development, security, and prosperity for all.
Ramadan Mubarak!
As we begin the first day of #Ramadan, we are on the front lines, dedicated to liberating our communities from the grip of Al-Shabaab. This holy month holds significant meaning for us, and we earnestly pray to Allah that it brings forth peace, healing, and unity.