OPEN LETTER TO PRESIDENTIAL CANDIDATES OF SOUTHWEST SOMALIA
The Maay Research and Training Center (MRTC) respectfully announces the organization of an upcoming Presidential Debate in Baidoa, Southwest Somalia.
📧 Email for registration: [email protected]
Wax aqrinta wa waxa kaliya aqoontada & wacyigaga kor uqaadi kara hadana sidasa aytahay waxa jira Buugag caan ah o an qaarkoda qashinka kudaray...
waayo waxa ku qoran waxadan weligaga natiijo kahelayn & dhalanteed adan weligaga gaari karin...
Kafiirso waxad aqrinaysid o adka waqtiga kubixinaysid
Waa kuwaan 10 best books of all time,
Qofka xiisinaayo in usi hormariyo aqoontisa trading, personal development, entrepreneurship, & mindset mastery.
• The mental game of trading
• Atomic habits
• Buy back your time
• Trading in the zone
• The psychology of money
• Think and grow rich
• Richer, Wiser, Happier
• The 7 habits of highly effective people
• The power of now
• Ready, fire, aim: Zero to $100 million in no time flat
Universal lessons. Actionable wisdom
Absolutely waxa an la dhacay qabka uu kala dhigay @VitalikButerin@AbdiqaniTripleA
Adbaan kaga mahad celinaya ina xog nocaan o kale ad ila wadagto
The Meaning of Decentralization https://t.co/KfbBsJBdjv
Waxan mar kale u mahad celinayaa dadka Server-ka Boost ku sameyey waxa ay suura geliyeen in 1200 qofood si live ah ay u daawandaan class-kii caawa aan kaga hadalnay Foundation of Cryptocurrency.
.
Sidee ayaan fursad ugu abuuri karnaa bulshadeena marka la joogo Crypto currency?
Sidee u dhisi karnaa barnamij kaliya aan ku dhisneyn in Somali ay sameysay balse dhaqaalaha ku dhex heyn karta bulshadda dhexdeeda?
Sidee dhaqaalaha dadyowga kale aynu dhex keenaa guri-geeni si aan uga fa’ideysano?
Su’alahaas ayaa gudaheyga aad uga guuxaaya, waana sababta keentay inan isku day sameeyo @litavoGames ayaan la imid.
I hope in fikirkaas uu shaqeeyo, waqti aad u badan waan geliyey.
@Abdallawey Waxaad tahay ifiye, lehna aragti fog.
Qofka marka uu U kaco howl umadeedda wax sahlan ma ahan, waxaan Kugula Dardaama, dadaal, dulqaad iyo daacadnimo.
فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: أحب الناس إلى الله تعالى أنفعهم للناس.
Rabina talo saaro
{ومن يتوكل على الله فهو حسبه}.