Somalia is moving from ratification to actually trading under the @AfCFTA. I sat down with Secretary-General H.E. @MeneWamkele today in Mogadishu to talk about what needs to happen next—getting our rules and certificates of origin in place, making digital trade work, and making it easier for Somali businesses to reach markets across Africa.
Ciidamada asluubta ee dawlada Waqooyi Bari 🇸🇴.
Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Waqooyi Bari, sanad guuradiisii 1aad wuxuu soo bandhigay, dawladnimo buuxda. Dad badan oo soomaaliyeed ayaa ku talinaya, inay soomaalidu ku dayato reer WB. 🇸🇴