Waxaan la yaabanahay ragga #mucaaradka sheegta oo #diidey shacabku inay #codkooda dhiibtaan haddana intaas ku adkaysanaya bannaan bax shacab baan #Xamar ka dhigaynnaa iyadoo weliba magaalada la IL daran tahay #covid 19. Kuwa u bannaan baxaya dad wax la socda maaha miyaa? #Somalia