@HamzaAbdiBarre Thank you, Mr. Prime Minister, for warmly welcoming Mr. Omar Artan to your office and acknowledging his outstanding achievements and dedicated service.
@BillowKerrow@MPDrAbib Thanks, Billow, for challenging Abibโs misleading statement. Your perspective brings much-needed balance and encourages critical thinking instead of accepting narratives at face value.
@ShAbdiHersy@HassanSMohamud What a poor judgement it is.
Are saying the country is cursed because the Minster just can't speak English well.
Markaad hadlaysid Caddaaladda baa lagaa rabaa Sheakhow.
@HarunMaruf@business@AbiyAhmedAli Aby has jus nartowly survived from tigray's capture with turkey's support, and threatening to enter an economic conflict. He is speeding
@AbdiwahabSheik7 XSM diidkaagu xadkuu ka baxay, Armuu sharaf taada u baas baxaa?
War Prof baa tahaye wax iskula har.
Adiga ayay sharaf kuu tahay in aadan dhar ka dhigan walal. Professor baa tahaye sow Dan taadu kama badna in uun nin facaa ah oon kula tirsanayn aad har iyo habeen ka laalaaddo.
@HShPrez2Ware @HassanSMohamud Denouncing or Advising? Haddii ay daacad kaa tahay in HSM talo fiican siiyo,ย Caqigu wuxuu sheegayaa in aad privately u wacdo ood la taliso. Haddise aad English ku qortay Cid kale baad la hadashay, markaad Twitter soo dhigtay na Ceebayn bay noqotay.