I am proud to with some of the most prominent 🇸🇴 cultural personalities in Århus, participating in the 🇸🇴 Book Fair. Sitting here and signing a copy of my book for Avv.Turunji feels humbling and overwhelming. I never imagined I would find myself in a moment like this. Alx 🤲🏾
Waxaan maanta ka qayb-galay munaasabadda soo dhoweynta markabka qodaya shidaalka Soomaaliya waxaana aad ugu faraxsanahay inaan goobjoog ahaado guushan weyn oo ahayd rajo in badan la wada sugayay .
Jiilka aniga ila midka ah ee maanta ka qeyb galay munasabadan waxay u tahay sharaf
Under @HassanSMohamud the Southwest region has been occupied its leaders have been driven into exile, and a forced election is now being imposed on the territory.
Ciidan haddii uu siyaasi danihiisa ka shaqeeyo, ma aha Ciidan Qaran. Ciidankan waa ciidan aan maleeshiya ahayn, Ciidan Qaranna aan ahayn. Ciidanka Qaranka waa in laga soo qoraa dalka oo dhan—waana in uusan siyaasigu ku danaysan.
Somalia’s voice at United Nations Security Council all ways present at the international table standing firmly committed to the liberation of African states under colonial rule. Somalia’s freedom represented sovereignty, dignity, & the aspirations of all African peoples. 🇸🇴1965
Madaxweynaha soo jeediyay in dhawaan la qaban doono doorashooyin isku sidkan oo qof iyo cod ah balse odayaasha dhaqanka koofurgalbeed ayaa sheegay inaan la isku raacin, sababtuna ay tahay duruufo badan oo ka jira deegaankaa. Waxee shegeen in dadka reer koofurgalbeed la isku diray
A peaceful view of Mogadishu-where the city meets the ocean and trade flows through its ports. A reminder of resilience, growth, and the vital role our coastal economy plays in shaping Somalia’s future.
#Mogadishu#Somalia#BlueEconomy