@Halgamaassc99 ❤️❤️❤️Madaxweyne daacad ah, muxtarim ah, danta dadkiisa ku hawlan, ninna aan ku xad gudbin, iskana diidey in loo yeedhiyu masiirka dadkiisa taas oo ah waxa dad ku haystaan. Isaga yaanu u idmanay masiirkayaga ama jeclow ama necbow nina ka amar qaadan maayo madaxweyne Firdhiye🌹