#wardegdega
Allaah ha unaxariistee marxuum cabdinaasir muse dahable ayaa maydkiisa uu soogaadhay hargaysa waxaana baadhi taan kusamayn doona ciidanka police ka JSL ee CID da waxaana la geeyay dhakhterka wayn ee hargaysa hospital group
La-taliyaha Madaxweynaha Jabuuti ayaa barta Twitter- soo dhigay khariidadda cusub ee taalla Shirka Afrika laguna soo bandhigay ,
Waxaa ka mid ah jamhuuriyaddaeSomaliland waana arinta loo badinayo inuu ka soo cadhooday madaxweynaha Somaliya oo Bahdil weyn kala kulmay Shirkii Adiss
H.E Dr. Essa Kayd, Foreign Minister of the RSL warmly welcomed a high-level UK delegation led by Gavin Williamson MP & Sir Micheal Ellis MP, former Attorney General.
This visit signifies a deepening of ties & collaboration between UK and Somaliland. #SomalilandUK#Diplomacy