Saaka waxay indhahaygu qabteen gabar yar oo aan ku qiyaasay da' ahaan Lix jir ama Todoba jir oo labo ilmo oo ka yar aan is iri waa walaalaheed laamiga la jaraysa waxa aad isoo jiidatay sida ay uga taxadarayso ugana ilaalineyso khatarta ilaahay ha inoo dhowro gabdhaheena.
@LamaFarxiyo Waa dhaqamada xun - xun ee aan ku baranay aaladaha Baraha Bulshada . Dad wada fadhiya oo kala mashquulsan aan midba midka kale eegeyn bal ka waran waa la yaab!!