Gudoomiyaha Xisbiga Caadalada iyo Midnimada TIIR Eng Salah Shek Osman oo Khudbad ka Jeediyey Fritaanka Xafiiska Cusub ee Degmada Wadajir ee Gobolka Benadir,
#Mugdiga ma saari karo Mugdi , #Iftiin kaliya ayaa saari karo Mugdi .
#Nacayb ma saari karo nacayb,#Jacayl oo kaliya ayaa saari karo Naceyb.
#Iscafis iyo Tanasul ayaa lagu gaari karaa Midnimo iyo Horumar .