Hadalka Maanta...
Aargoosiga kaliya ee aad cid kasta ugu guulaysan kartaa waa inaad kor isu qaado noloshana meel sare ka gaarto maalin kasta iyo sanad kasta.
Cidna kama aargoosan kartid haddii aad sidii u daalan tahay nin ahaan.
Isbadal ama dhimo.
Dr XALIYE ALI
Hogaamiyahaaga