@Mahamed81443729@RTErdogan Xiliga aan arkay inta kuma owlin dadkan badana se wxey ku leyihiin waa walalaheyn niman si dad ban bey ku diidanyihin somaliya iney korto bak maxaa ino dhiman hadey gacnta ku haayan ilaha ugu badan ee dhaqaalaha dalka kaso geli lahaa bullshit madax bila hogaan io aragti ahπ€¦ββοΈ
@RCabdi0894037@OGAA_NSHO Qofka fikirkisa ka hadla ma qawaarijaa? Mise mareykan cadowga ugu horeya ee somali oo idil ka hagaagi la'adahay inuu yahay ayaa caad ka saaranyahay nio halaguu run sheege somali walaa shisheeye ayaana wax u gelin oo danahoda ku kor fusha.
@OGAA_NSHO Sh mustafa waa tuu lahaa somalida waa kuwo dadkooda waalan dhageysta waana xaqiiq dadka manaafacada u leh io dadka eberka ah e noloshoda wax kuso kordhin inta badan waxaa shacbiyad badan kuwa waxyarka yar
@HassanSMohamud Shisheeye madaxweyne uma tihid ee afkaaga ku hadal hogaamiye dadka iyo ummada somaliyed ayaa tahaye ee qadsa yeelo oo afkaaga ku faaan.
Listen to how corrupt the SODMA director is. He is emulating the former director of SODMA also under HSM, who enriched himself in the same way, & constructed the most famous hotel in Mogadishu.
Unfortunately, no one, or very few, receive any aid collected in the name of Somalia.
@GaroweOnline Hadalkan uma eka mid xaqiiqa ah dulmi io dulinimo in lagu so heshiiye bey arinku u egtahay hadeysa xaqiiqa tahy adigan naftirkaga dareska uma wadatid labada xukuumad ee is heysta e waxaad u wadataa shacabkaaga ina ku difaacdo dhulka somaliyed meel walba ee ku nolyihiinba.
@OGAA_NSHO Runtu waxey tahy ma jiraan shacab isku duuban kana dhiidhiya munaafaqiinta dhiigya cabka ah ee dalkan uso tashtay mid walba halka isku beel yihin hadu xilka qabto inta sacba tumo lugaha isa saaranayo asagon faaido ku qabin.
War shacabow dalka aan wax u qabsano madax inooma maqne.
Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka FS ee ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka & Soohdimaha waxay sii fogaynaysaa xal u helidda tabashooyinka DG ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore & siyaasiyiinta dalka.
Youngsters in Dertu village in Garissa county with a copy of βFor The Record -The Inside Story of Power, Politics, Lawmaking & Leadership in Kenya β next to a bowl of camel milk.Guul