If 5 seconds of smiling can make a beautiful image then imagine if you continue to smile, what beauty will be your life,
#Ramadhan Mubarak #Yaryarkeyaga
@AbdallaLasawi96
@KhadarAbdiAbdi3
@kaafiyare22
Waxad leedahay xirfado iyo hibooyin qurux badan oo ku habboon shakhsiyaddaada, ma garan kartaa sifada ay wadaagaan dhammaan dadka guulaystay ee cagta la helay dhabbada aad adna ku socoto?
Waa "joogtaynta".
Soomaalida waa mid kamid shucuubta ugu xorsan caalamka , qabaail reer guuraa aanan waligood la loodinin shacab aanan waligii cid kale u rukuucin
Shacab in uu gaajo u dhinto ka dooranaayo in uu cid kale hoos imaado midaas waa xaqiiqadeena
laakiin nasiib xumo siyaasiyiinta maanta umadaas hor ordooyao koonfur ama waqooyi waa arday kasoo qalin jabiyay iskuulada galbeedka laguna sameeyay xaalad maskax dhaqid ah intooda badan waxay xambaarsanyihiin afkaar bixid aad u liidato wax shaqa ahna aanan ku lahayn jiritaanka umadaan .
ayagoo soomaali ah ayay aaminsan yihiin in ciidan itoobiyaan ah wax ku soo kordhinaayo !! ama qaar kamid ah ay ku faanaan in ay ingiriis yihiin .
fikirkaas markaan ka adkaano ayay umadeena karaamo iyo midnimo heli doontaa .