Dadkayga intay sax iyo khaldba siyaasiyiinta kula kala saftaan ayay hadhawna “Ilaahoow xabadda naga qabooji” ku cataabaan.❗️
Balaayada af la qabtay leedahaye dabo la qabto ma laha.
#follo4folloback
For two consecutive nights, 35 Somali citizens have been stranded and humiliated at #Cairo International Airport in #Egypt.
Despite travelling legally with valid visas, they were reportedly subjected to inhumane treatment, had their passports confiscated, and were denied both entry and the right to return home.
The degrading treatment Somali travellers face at the hands of Egyptian authorities is unacceptable.
No Somali citizen deserves such humiliation.
Somalia & Egypt are supposedly allies. This isn’t acceptable.
Where is the Somali Embassy @SomaliainEgypt@MOFASomalia ?
@alihwarsame@MohamoudGaildon@SomaliaPdrc@AAMohamed23 Hanagu soo Dhisin Aqoon yahan Aan Aqoonta lagu Tuhmaayo Xaqa ugu hiilinayn wa dameer malab sida 25 puntland dhisan tahay oo dhaca iyo boobka la Asturayo muu wax ka bedelo
@EAsayr @Shukrifiican CBB du waxa Keliya oo ay ummada dheeryihin oo dhaqan xumo ah ba jirta waana in ay dafiran Tallaboyinkii wngsana ay qaden xukumadihii hore & sidoo kle been iyo borobogando ay ka sameyan cidda ka fikrad duwan marka Taas hlgula dagallamo Balse Yaan Qabiillo somaliyed lkala gudbin
@Shukrifiican Waxa Xaqiiqo ah kuwa Neceb xukuumadda Hadda Jirta iyo Awoodda yar ay is bidayso dawladdu Oo isku dayeysa inay cagaheda ku istaagto in ay yihiin Kuwa Maskaxdoda Shisheye degay CBB hda ufirsto wa inta gacmaha dibadda neceb wcs