Qofka donaya in uu nolado nolol bilaa baqdin ah, sido kale wa in uu nolada nolol bila rajo ah. Dadka badanki waxa ay jacelyihin in ay hantan dhinaca wanagsan ee nolosha, iyaga oo iska indha tira dhanka xun, balse noloshu wa sida labada dhinac ee shilinka; oo wa xarash iyo madax.
Laas Caanood waxay jabisay xeerka kaliya ee ugu horreeya uguna dambeeya ee aan Soomaali ku ahayn.
In la isa sooro oo la isa soo dhoweeyo oo la isu MAALO waa waxa kaliya ee saldhigga u ah Soomaalinimada.
Waa tii kaliya ahayd ee noo hartay, reer Laas Caanoodna wey jebiyeen maanta.
Gabar yar oo naga xanuunsan ayaa waxaan carruurtii Dugsiga la dhiganaysay ka codsannay in ay dugsiga ku Quraansaaraan . Kaddibna lacag yar ayaan u qaybinnay, Dugsigana waa loo fasaxay.
Hadda gabadhii way caafimaadday. Alle mahaddiis.
Carruurtu waxay leeyihiin qalbiyo nadiif ah.
A brother took a picture of his mother at 4 am,watching him as he left the house on his way to work.
She continues to watch him until he disappears from her eyes
Your mother,then your mother,then your mother
May Allah have mercy on our mothers in this world and the hereafter ♥️
Hal Muqdisho ayaan imid, waxaanse ku noolahay 2 Muqdisho. Muqdishada galbeedka ka jirto jidka Wadnaha waxaa ka jirto u dhow tii aan u imid, welina derisnimo ayaa ku dambeyso. Tan bariga Wadnaha ahna waxaa taalla nolol dhalanteed ah oo aan derisnimo laheyn.
https://t.co/koBeOhpcNM
"Ha u isticmaalin afkaaga laba shay midkood mooyee : Aamusnaan iyo dhoollacaddeyn. Dhoollacaddeyn si aad u xalliso dhibaatooyinka ku soo wajaha iyo aamusnaan si aad kaga gudubto mushkiladahaas."
- Imaam Shacraawi