Galmudugโs outgoing Minister of Humanitarian Affairs, @MakaawiLaylon, said the upcoming Country Humanitarian Forum (#CHF2026) comes at an important time for the state, following the formation of a new administration and amid political stability.
Macallinku wuxuu door weyn ku leeyahay guusha arday kasta. Dugsiyada Maarif ee Soomaaliya ayaa u dabaaldegay Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyagoo abaalmariyey macallimiin ka qayb qaatay guulaha ardaydu ka gaareen imtixaannada OxfordAQA IGCSE. #Somalia
Kahda District, Mogadishu.
"Robust infrastructure drives comprehensive community development."
The completion of the Kalkaal tarmac road in Kahda District has catalyzed significant improvements for the local area. Beyond enhancing transportation, the project has generated measurable positive impacts on the daily lives of residents.
Nagaad Project - Mogadishu PIU
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda XFS ayaa Climate Law and Governance Day 2026 ku adkeeyay muhiimadda sharciga, hufnaanta iyo isla-xisaabtanka, si loo maareeyo dhaqaalaha la-qabsiga isbeddelka cimilada iyo magdhowga khasaaraha. ๐ธ๐ด๐ #ClimateGovernance
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha Koowaad heer Qaran ee Cilmibaadhista Maamulka Dawladda
Civil Service Institute CSI
Dib u cusboonaysiinta taageerada Mareykanka ee UNSOS iyo AUSSOM waxay taageeraysaa dadaallada amniga Soomaaliya, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka ay afartii sano ee la soo dhaafay la wareegeen in ka badan 20 saldhig ciidan. ๐ธ๐ด #Somalia#AUSSOM
Minister of Justice and Constitutional Affairs of the Federal Government of Somalia, Hassan Moalim, has warned that the government will pursue domestic legal action and international judicial cooperation, including Interpol notices, against individuals collaborating with the Khawaarij for political ends. Speaking on why certain political actors align with militant groups, the Minister distinguished between peaceful political opposition, which he said is protected as a constitutional right, and collusion with groups attacking Somali statehood, stressing that suspects hiding abroad will be investigated and pursued across borders. #Somalia #Justice