TOTAL2 Chart: Waxaad arkeysaa in durba suuqu kala wareeg taagan yahay, Double Bottom samaystay, Descending Channel samaystay, RSIgu below 30 gaarey.
Suuqu ama fiiq Rejection a buu Line-kaa cagaaran hoos ugala baxayaa suu u sameeyo Divergence ama Mar 2aad buu line-kaa ka kacayaa.
Waxaan sugayaa ETH qaabkay ku tagto $1,400, Ma dessending Channel bey ku tagaysaa Double Bottom-ka, Ma inyar bay Zone-kaas fiiq kala baxaysaa? Ma imbulse bey ku dhaafaysaa?
Wax kasta waa suurtagal, laakiinse tan kowaad (Dessending Channel) baan u badinayaa.
we will see soon.
Halka wax ee aan Post-gaas hore ku sheegay waa in suuqu samaystay Continuation Pattern sheegaya inuu suuqu tegaayo ugu dhowaan 2.4T
Maxaa kaaga soo baxay technical analysing-keenniii?
TOTAL MARKETCAP CHART
Waxa inoo muuqda shaxan inoo caddeynaya sii socosho (Continuation Pattern). Waanna propability in TOTAL MarketCap-ka suuqa uu gaadho 2.4T halkaasna waxaa ku jira Demand Zone adag.
Suuqan everything waa Possible balse waa sey u kala probability badan yihiin
Waxaan Entity-gan hoose kusoo uruuriyey 14 Address oo haysta Wax ku dhow 1Bilyan oo ETH ah, staked, Wrapped and Normal Eth.
Waxaana u jeedaaniin 06/10/2025 iney haysteen wax ka yar $32K balse ay uruuriyeen Last Months wax ku dhow 1 Billion US worth of ETH
https://t.co/VGOFpfVObu
Waxaan soo uruuriyey 31 Address kuwaas oo haysta 80Million oo Chainlink ah, in badan oo kamid ahina waxay ku jiraan Safe Wallets waxaana Chainlink-gaasla uruuriyey Last 3 Months
Si faahfaahsan waxaan uga track gareyn kadhaa Adress-yadaas lingaxaan hoose
https://t.co/Lc1AiUQbTC
Laga soo bilaabo 11-kii bishii 10aad, Waxaa la daabacay $18B oo USDC ah Solana Network.
Waxaad halkaas ka arkeysaa dhaqdhaqaaqa ka dhex socda SOLANA NETWORK, Sida network-ga Solana u yahay Network Active ah wax badanna gudihiisa lagu karkarinaayo.
Do you think that ETH will be good performance than Bitcoin in the following months?
The data in the following chart tells us this prediction and I'm so bullish.
TOTAL MARKETCAP CHART
Waxa inoo muuqda shaxan inoo caddeynaya sii socosho (Continuation Pattern). Waanna propability in TOTAL MarketCap-ka suuqa uu gaadho 2.4T halkaasna waxaa ku jira Demand Zone adag.
Suuqan everything waa Possible balse waa sey u kala probability badan yihiin
TOTAL2:
Ma kula tahay in uu continuation pattern samaynayo? oo ugu yaraan uu soo samaynayo Double Button hoose? hadii ay sidaasi dhacdo, waxay ila tahay in ay Etherium oo ah COin-ka ugu weyn ee Total2-ga raaca ay $2,700 ku laaban doonto ka dibna ka soo kici doonto.