Qeyb is qaado ololaha lagu dhisayo Buundo yar oo at maraan dadka is loo yareeyo shilalka joogtada ah ee ka dhaca Buundada Buunda-weyn ee magaalada Beledweyne-Hiiraan-Soomaaliya.
@AbdullahiMNOR Magaalooyinka aad magacaawday
Ee maatada lagu laayey miir la,aan
Maxaad ka maagtay oo Hiiraan u maquunisay
Mise waa abtirsi oday iyo midaa. la eedeen?
Bar ama Baro(teach or learn) Somali Langauge 100 is a new publication for learning Somali Langauge. Soon, it will be available at SCC bookstore-North Mankato campus.