Dabaaldegga 1st August waa in dhulka Uduga calanka Puntland oo keliya ka bababadaa maalintaas barakaysana waa in sida ugu sarraysa loo muujiyaa oo loo xusaa
Qorista ay dawlada sacuudiga si toos ah ugu qoranayso askarta somalida ah muddo aan la cayimin waxa ay ka dhigan tahay dhaqdhaqaaqyo cusub oo dhanka xidhiidhka difaaca caalamiga ah iyo dhaqamada calooshood u shaqeystayaal ah