@JSStatehouse Hadii ay noqotay in lagu tagri falo xuquuda As,Aasiga Ah ee bulshada Jubbaland
Dowlada Jubbaland waxey xaq u laheed bey ka hadashay o dastuurka dalka siyey iyo kan Jubbaland go,amadeedana waay ku saxantahy
Sending Somali troops into an uncertain conflict, surrendering at the Kenyan border, and issuing contradictory and misguided orders shows that the President and Prime Minister have failed to consider the impact this could have on Somalia’s stability and state-building efforts.!!!
@JSStatehouse@PresidentMadobe Sharaf iyo karaamo mudane madaxweyne guuleyso Jubbaland intaas ka sii hormarsan cidna ka ogolaan meyno dib u noqosho Horaa loo soconayaa na hogaami Adigana
Jubbaland o u jiheysatay xoryenta jilib iyo jamame jiinak wabiga intuu maro wa madaxweyne Ahmed mohamed islaam o Asbucan ku shaqeynayo tutahiisa Is u dhiiragaliyo ciidamada howlaglka ku jira kuwas o guula badan ka gaaray dagalada socda e xoryenta deeganda ka maqan gacanta dowlada