Rumor that FGS admin asked MP
@FawziaYusufAdam to halt campaigning for @_AfricanUnion, IF TRUE, is disappointing/shortsighted.
Fact that this is the second Somali female MP discouraged by this admin from seeking a continental/global leadership position will not be forgotten!
Deg:Ciidamada Cirka ee Israa’iil ayaa duqeeyay garoonka caalamiga ah ee Dimishiq ee dalka Suuriya daqiiqado yar oo uu diyaarad la socday wasiirka arrimaha dibadda ee Iran, Hossein Amir-Abdollahian.
Halkii ay diyaaraddu ku degi lahayd, waxay hadda ku sii jeeddaa gurigeeda Tehraan
🚨 BREAKING - Kuxigeenka Lataliyaha Amniga Qaranka Mareykanka: Waxaan wajahaynaa caqabado dhanka sirdoonka ah si aan u ogaano halka ay ku sugan yihiin la haystayaasha Xamaas.
🚨 BREAKING: Tehran waxay u badan tahay inay ogaatay in Xamaas ay qorsheyneysay Israel, laakiin ma aysan ogeyn waqtiga saxda ah ama baaxadda weerarkeeda, sida lagu sheegay qiimeyn horudhac ah oo aan la sireynin oo ay sameeyeen hay'adaha sirdoonka Mareykanka.
Xigasho: WSJ
DHAGEYSO: Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa xaqiijiyay mar uu taleefoon kula xiriiray Madaxweynaha Faransiiska inay lagama maarmaan tahay in laga shaqeeyo joojinta howlgallada militari ee lagu dilay dadka aan waxba galabsan ee Gaza.
JUST IN: It appears that the Israeli Forces are preparing for a major war. In the territories surrounding Gaza, an underground parking structure is being converted into a hospital with hundreds of beds and medical equipment.