"Doorashada in lagu galo Sawirka isha bu’deeda, waa ta kali ah ee aynu ku kala badbaadayno,Ciddii diiddanna iyada cirka roob ku og, hawshaasi Annaga fulinayna lacagtiina waanu haynaa"
Muuse Biixi ayaa Sidan Yidhi .
Haddii Cabdi Ismaaciil Samatar Laga Dhigo wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya 🇸🇴 Ma isleedahay Waxbuu ka Badali Siyaasada arimaha Dibadda ee Soomaliya ?
Dowladda Suudaan ayaa ku Dhawaaqday inay Joojisay Wada-shaqayntii ay la lahayd Ururu_Goboleedka IGAD, Maadaama Ururku Ku Casuumay Madaxa Mucaarka RSF shirkii Ururka ee Ka Dhacay Kambaala ,
Sudaan Ayaa Sheegtay in Ururka IGAD uu Ku Xadbay Madaxbanaanida Sudaan.
Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laba qof laga helay cudurka Corona Virus gudaha Somaliland.Labada qof ayaa kala ah nin Shiinaha u dhashay oo Berbera jooga iyo nin reer Burco ah oo UK ka soo laabtay.
Wakiilka Somaliland ee Qaramada Midoobey Maxamed Ducaale, ayaa bartiisa twitterka ku qorey in Soomaaliya ay iclaamisay dagaal ka dhan ah Somaliland, isla markaana ay diyaaradda Flydubai u sheegtay in aanay cago-dhigan Hargeysa.
Flydubai ayaa saaka ka laabatay hawada
The Minister of Aviation Mohamed Abdullahi announced that there will be no international flight arriving or departing after midnight of the 18th of this month, the ban will be valid for 15 days, adding that any flights related to humanitarian aid will be allowed to land.