Green Hope University - Branch of Beledweyne ayaa noqotay jaamacadii ugu horeysay ee gurmad biyo dhaamin ah usameyso dadka ay abaaruhu sameyeen ee ku nool guud ahaab Dalka.
https://t.co/k6KghwQ3sg
Ardayda Jaamacadda Green Hope University, gaar ahaan kuwa ka tirsan Qeybta Nursing, ayaa la geeyay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Benaadir, si ay u qaataan tababar caafimaad, loona dhammeystiro xirfaddooda aqooneed iyo tan shaqo.
https://t.co/ZrltAYJNNX
Ardayda Jaamacadda Green Hope University, gaar ahaan kuwa ka tirsan Qeybta Nursing, ayaa la geeyay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Benaadir, si ay u qaataan tababar caafimaad,
https://t.co/ZrltAYKlDv
Green Hope University:
The Final Examination for Semester One of the 2025โ2026 academic year has officially commenced across all campuses.
#World#education
GHU team attended Kesmonds International University graduation ceremony held in Ngaoundere, Adamawa region northen part of Cameroon. The graduates were from different disciplines and received awards of both bachelor and master degrees.
Green Hope University Team Visited KIU in Cameroon.
A team from Green Hope University administration visited the KIU campus in Ngaoundere- Cameroon where they met with KIU administrators, staff and students as well.
Both universities discussed potential ways to strengthen their cooperation.
Green hope administration has visited Ngaoundere Regional Hospital which offers internships and mentorships to Kesmonds International University Students
Hambalyo Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed โ 21-ka November
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda jaamacadda Green Hope ayaa ka qeeybgalay Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ka dhacday Tuulada Cayaaraha (Stadium Mogadishu)
Munaasabaddan waxaa si qurux badan u soo agaasimay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee JFS, iyadoo ay kasoo qeyb galeen masโuuliyiin ka tirsan dowladda, oo ay hormuud u yihiin Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Caafimaadka Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel, ayaa yiri: "Jaamacadda magaceeda waxaad ka garanaysaa ardayda ay soo saarto. Puntland waxay ku faanaysaa inay soo saarto arday badan oo wax u ool ah."
The medical students from the Faculty of Health Sciences at Green Hope University โ Beledweyne Branch have officially begun their Medical Internship Program at Hiran Regional Hospital.
Green Hope University oo soo dhaweysay ardayda cusub
2-da October 2025, Jaamacadda Green Hope waxay qabatay xaflad soo dhaweyn ah oo loogu talagalay ardayda cusub ee sanadkan ku soo biiray jaamacadda.
Ardayda ayaa uga mahadceliyey soo dhaweynta diirran, iyagoo muujiyey farxad iyo rajo ku aaddan waxbarashadooda. Maamulka jaamacaddu wuxuu ku ballan qaaday taageero iyo tashiilaad dhammeystiran si ay ardaydu ugu guuleystaan waxbarashadooda.
https://t.co/ra9JttLLQ8
๐๏ฟฝ๏ฟฝ๐๐๐ก ๐๐ข๐ฃ๐ ๐จ๐ก๐๐ฉ๐๐ฅ๐ฆ๐๐ง๐ฌ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐ค๐ฒ๐๐ฏ๐ด๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ด๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป ๐๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฐ
Mogadishu, Soomaaliya โ Green Hope University waxay ka qeyb gashay Bandhigga Waxbarashada ee Macallin Kobac, oo ka furmay Beerta Banaadir, maalintiisii koowaad. Bandhiggan sanadkiiba mar la qabto ayaa iskugu yimaada jaamacadaha dalka iyo ardayda xiisaynaya waxbarashada si ay u helaan macluumaad iyo fursado waxbarasho oo kala duwan.
Intii lagu guda jiray bandhigga, Green Hope University waxay soo bandhigtay barnaamijyada kala duwan ee ay bixiso, fursadaha iskaashiga ee caalamiga ah, iyo adeegyada taageerada ardayda, iyadoo ujeedadu tahay in la dhiirrigeliyo waxbarashada tayo sare leh iyo horumarinta xirfadaha ardayda.
Bandhiggan ayaa sidoo kale fursad u ahaa jaamacadda si ay ula xiriirto ardayda, macallimiinta, iyo la-hawlgalayaasha kale ee waxbarashada, taasoo xoojineysa dadaallada Green Hope University ee horumarinta waxbarashada dalka.
๐ช๐ฎ๐ฟ-๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐:
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ, ๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐ผ๐ฝ๐ฒ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐